Al-Ma'aarij · 38/44
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Ma'aarij
أَيَطْمَعُ كُلُّ امْرِئٍ مِّنْهُمْ أَن يُدْخَلَ جَنَّةَ نَعِيمٍ ۝٣٨
Ayatma`u kullum ri`im minhum anyyudkhala jannata Na`eem
📖 Af-Soomaali
Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima.

🎧 Maqal


📜 Aayad 36-40 — Suurah Al-Ma'aarij

36فَمَالِ الَّذِينَ كَفَرُوا قِبَلَكَ مُهْطِعِينَ
Maxaa u sugnaaday Gaalada oo ay xagga Nabiga u deg degi (iagoo beenin).
37عَنِ الْيَمِينِ وَعَنِ الشِّمَالِ عِزِينَ
Iyagoo midigta Nabiga iyo Bidixdiisaba Koox Koox u jooga.
38أَيَطْمَعُ كُلُّ امْرِئٍ مِّنْهُمْ أَن يُدْخَلَ جَنَّةَ نَعِيمٍ
Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima.
39كَلَّا ۖ إِنَّا خَلَقْنَاهُم مِّمَّا يَعْلَمُونَ
Saas ma aha ee waxaan ka abuuray waxay ogyihiin.
40فَلَا أُقْسِمُ بِرَبِّ الْمَشَارِقِ وَالْمَغَارِبِ إِنَّا لَقَادِرُونَ
Waxaan ku dhaaran Qorrax ka soo baxyada iyo Qorrax u dhacyada ee waan karraa.
Al-Ma'aarijLiiska Quraan
44Aayad
MakkiRevelation
38Aayad

Tarjumaad — Al-Ma'aarij 38

Suurah Al-Ma'aarij Aayad 38 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in…

Suurah Aayad 38/44 — Suurah Al-Ma'aarij المعارج (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Ma'aarij Maqal, Suurah Al-Ma'aarij Tarjumaad, Suurah Al-Ma'aarij mp3, Suurah Al-Ma'aarij pdf. Aayad 36–40. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers