Al-Mursalaat · 44/50
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Mursalaat
إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ ۝٤٤
Innaa kazaalika najzil muhsineen
📖 Af-Soomaali
Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 42-46 — Suurah Al-Mursalaat

42وَفَوَاكِهَ مِمَّا يَشْتَهُونَ
(Waxayna Cuni) khudaartay Doonaan.
43كُلُوا وَاشْرَبُوا هَنِيئًا بِمَا كُنتُمْ تَعْمَلُونَ
Waxaana Lagu dhihi Cuna oo cabba Idinkoo shifaysan Camalkiinnii Dartiis.
44إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ
Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala.
45وَيْلٌ يَوْمَئِذٍ لِّلْمُكَذِّبِينَ
Halaagna wuxuu u Sugnaaday kuwa xaqa Beeniya.
46كُلُوا وَتَمَتَّعُوا قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجْرِمُونَ
(Gaalada waxaa lagu Dhihi) Cuna oo Raaxaysta wax yar, waxaad tihiin Dambiilayaale;
Al-MursalaatLiiska Quraan
50Aayad
MakkiRevelation
44Aayad

Tarjumaad — Al-Mursalaat 44

Suurah Al-Mursalaat Aayad 44 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Sasaana ku abaalMarinaynaa kuwa wanaagga fala.

Suurah Aayad 44/50 — Suurah Al-Mursalaat المرسلات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Mursalaat Maqal, Suurah Al-Mursalaat Tarjumaad, Suurah Al-Mursalaat mp3, Suurah Al-Mursalaat pdf. Aayad 42–46. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers