Al-Fajr · 15/30
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Fajr
فَأَمَّا الْإِنسَانُ إِذَا مَا ابْتَلَاهُ رَبُّهُ فَأَكْرَمَهُ وَنَعَّمَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَكْرَمَنِ ۝١٥
Fa ammal insaanu izaa mab talaahu Rabbuhoo fa akramahoo wa na` `amahoo fa yaqoolu Rabbeee akraman
📖 Af-Soomaali
Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 13-17 — Suurah Al-Fajr

13فَصَبَّ عَلَيْهِمْ رَبُّكَ سَوْطَ عَذَابٍ
Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran.
14إِنَّ رَبَّكَ لَبِالْمِرْصَادِ
Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta).
15فَأَمَّا الْإِنسَانُ إِذَا مَا ابْتَلَاهُ رَبُّهُ فَأَكْرَمَهُ وَنَعَّمَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَكْرَمَنِ
Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
16وَأَمَّا إِذَا مَا ابْتَلَاهُ فَقَدَرَ عَلَيْهِ رِزْقَهُ فَيَقُولُ رَبِّي أَهَانَنِ
Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
17كَلَّا ۖ بَل لَّا تُكْرِمُونَ الْيَتِيمَ
Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.
Al-FajrLiiska Quraan
30Aayad
MakkiRevelation
15Aayad

Tarjumaad — Al-Fajr 15

Suurah Al-Fajr Aayad 15 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Marks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan…

Suurah Aayad 15/30 — Suurah Al-Fajr الفجر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Fajr Maqal, Suurah Al-Fajr Tarjumaad, Suurah Al-Fajr mp3, Suurah Al-Fajr pdf. Aayad 13–17. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers