Al-'Alaq · 6/19
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-'Alaq
كَلَّا إِنَّ الْإِنسَانَ لَيَطْغَىٰ ۝٦
Kallaa innal insaana layatghaa
📖 Af-Soomaali
Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 4-8 — Suurah Al-'Alaq

4الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ
Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
5عَلَّمَ الْإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ
Dadkana baray waxayna aqoonin.
6كَلَّا إِنَّ الْإِنسَانَ لَيَطْغَىٰ
Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
7أَن رَّآهُ اسْتَغْنَىٰ
Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
8إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ الرُّجْعَىٰ
Eebaha xaggiisaase loo noqon.
Al-'AlaqLiiska Quraan
19Aayad
MakkiRevelation
6Aayad

Tarjumaad — Al-'Alaq 6

Suurah Al-'Alaq Aayad 6 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.

Suurah Aayad 6/19 — Suurah Al-'Alaq العلق (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-'Alaq Maqal, Suurah Al-'Alaq Tarjumaad, Suurah Al-'Alaq mp3, Suurah Al-'Alaq pdf. Aayad 4–8. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers