Al-'Alaq · 5/19
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-'Alaq
عَلَّمَ الْإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ ۝٥
Al lamal insaana ma lam y`alam
📖 Af-Soomaali
Dadkana baray waxayna aqoonin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 3-7 — Suurah Al-'Alaq

3اقْرَأْ وَرَبُّكَ الْأَكْرَمُ
Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
4الَّذِي عَلَّمَ بِالْقَلَمِ
Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
5عَلَّمَ الْإِنسَانَ مَا لَمْ يَعْلَمْ
Dadkana baray waxayna aqoonin.
6كَلَّا إِنَّ الْإِنسَانَ لَيَطْغَىٰ
Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
7أَن رَّآهُ اسْتَغْنَىٰ
Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
Al-'AlaqLiiska Quraan
19Aayad
MakkiRevelation
5Aayad

Tarjumaad — Al-'Alaq 5

Suurah Al-'Alaq Aayad 5 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Dadkana baray waxayna aqoonin.

Suurah Aayad 5/19 — Suurah Al-'Alaq العلق (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-'Alaq Maqal, Suurah Al-'Alaq Tarjumaad, Suurah Al-'Alaq mp3, Suurah Al-'Alaq pdf. Aayad 3–7. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers