Surah Al-Layl Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da Al-Layl tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (21 Aayad — مكية). Al-Layl Maqal, Al-Layl Tarjumaad, Al-Layl mp3, Al-Layl pdf.Akhri oo Maqal Surah-da Al-Layl
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَىٰ ١
📖 Tarjumaad
Aayad 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo.
فَأَمَّا مَنْ أَعْطَىٰ وَاتَّقَىٰ ٥
📖 Tarjumaad
Aayad 5
Ruuxiise bixiya (xuquuqda) Eebana ka dhawrsada.
فَسَنُيَسِّرُهُ لِلْيُسْرَىٰ ٧
📖 Tarjumaad
Aayad 7
Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican).
وَأَمَّا مَن بَخِلَ وَاسْتَغْنَىٰ ٨
📖 Tarjumaad
Aayad 8
Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya».
وَمَا يُغْنِي عَنْهُ مَالُهُ إِذَا تَرَدَّىٰ ١١
📖 Tarjumaad
Aayad 11
Xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo.
وَإِنَّ لَنَا لَلْآخِرَةَ وَالْأُولَىٰ ١٣
📖 Tarjumaad
Aayad 13
Aakhariyo Addunbana Annagaa iska leh.
فَأَنذَرْتُكُمْ نَارًا تَلَظَّىٰ ١٤
📖 Tarjumaad
Aayad 14
Waxana idiinka digaynaa Naar kulayl daran.
وَسَيُجَنَّبُهَا الْأَتْقَى ١٧
📖 Tarjumaad
Aayad 17
Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada.
الَّذِي يُؤْتِي مَالَهُ يَتَزَكَّىٰ ١٨
📖 Tarjumaad
Aayad 18
Ee bixiya Xoolihiisa si uu u daahirnoqdo.
وَمَا لِأَحَدٍ عِندَهُ مِن نِّعْمَةٍ تُجْزَىٰ ١٩
📖 Tarjumaad
Aayad 19
Ruux wax ugu nicmeeyayna oo abaalmarinna ma uusanjirin.
إِلَّا ابْتِغَاءَ وَجْهِ رَبِّهِ الْأَعْلَىٰ ٢٠
📖 Tarjumaad
Aayad 20
Ee Wuxuu u bixin dar Eebaha sareeya.
Akhri Surah Al-Layl Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

