Al-Mu'minuun · 62/118
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Mu'minuun
وَلَا نُكَلِّفُ نَفْسًا إِلَّا وُسْعَهَا ۖ وَلَدَيْنَا كِتَابٌ يَنطِقُ بِالْحَقِّ ۚ وَهُمْ لَا يُظْلَمُونَ ۝٦٢
Wa laa nukallifu nafsan illaa wus`ahaa wa ladainaa kitaabuny yantiqu bilhaqqi w ahum la yuzlamoon
📖 Af-Soomaali
kuma Mashaqayno Naf waxayna karin, Agtanadana waxaa ah Kitaab ku Hadli Xaq, lamana Dulmiyo Iyagana.

🎧 Maqal


📜 Aayad 60-64 — Suurah Al-Mu'minuun

60وَالَّذِينَ يُؤْتُونَ مَا آتَوا وَّقُلُوبُهُمْ وَجِلَةٌ أَنَّهُمْ إِلَىٰ رَبِّهِمْ رَاجِعُونَ
kuwa Bixin waxa la Siiyay Iyadooy ka Cabsan Quluubtoodu inay Xagga Eebe u Noqon.
61أُولَٰئِكَ يُسَارِعُونَ فِي الْخَيْرَاتِ وَهُمْ لَهَا سَابِقُونَ
Kuwaasaa u deg degi Khayraadka una Hormarinay.
62وَلَا نُكَلِّفُ نَفْسًا إِلَّا وُسْعَهَا ۖ وَلَدَيْنَا كِتَابٌ يَنطِقُ بِالْحَقِّ ۚ وَهُمْ لَا يُظْلَمُونَ
kuma Mashaqayno Naf waxayna karin, Agtanadana waxaa ah Kitaab ku Hadli Xaq, lamana Dulmiyo Iyagana.
63بَلْ قُلُوبُهُمْ فِي غَمْرَةٍ مِّنْ هَٰذَا وَلَهُمْ أَعْمَالٌ مِّن دُونِ ذَٰلِكَ هُمْ لَهَا عَامِلُونَ
waxayse kaga Sugantahay Quluubtoodu Halmaansho Xagga Kaas, waxayna Leeyihiin Camallo Kaas ka Duwan (oo Xun) oy iyagu u Camal Fali.
64حَتَّىٰ إِذَا أَخَذْنَا مُتْرَفِيهِم بِالْعَذَابِ إِذَا هُمْ يَجْأَرُونَ
Markaanse ku Qabanno Kuwooda Nicmaysan Cadaab Markaasay Qaylyaan.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
62Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 62

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 62 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : kuma Mashaqayno Naf waxayna karin, Agtanadana waxaa ah Kitaab ku…

Suurah Aayad 62/118 — Suurah Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Mu'minuun Maqal, Suurah Al-Mu'minuun Tarjumaad, Suurah Al-Mu'minuun mp3, Suurah Al-Mu'minuun pdf. Aayad 60–64. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers