Al-Mu'minuun · 67/118
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Mu'minuun
مُسْتَكْبِرِينَ بِهِ سَامِرًا تَهْجُرُونَ ۝٦٧
Mustakbireena bihee saamiran tahjuroon
📖 Af-Soomaali
Idinkoo isku Kibrin Quraanka (ama Kacbada iyo Nabiga) Cawaysimina idinkoo Hadal Xun.

🎧 Maqal


📜 Aayad 65-69 — Suurah Al-Mu'minuun

65لَا تَجْأَرُوا الْيَوْمَ ۖ إِنَّكُم مِّنَّا لَا تُنصَرُونَ
(Waxaana la Dhihi) ha Qaylyina Maanta Idinku Xagganaga Laydiin kama Gargaaree.
66قَدْ كَانَتْ آيَاتِي تُتْلَىٰ عَلَيْكُمْ فَكُنتُمْ عَلَىٰ أَعْقَابِكُمْ تَنكِصُونَ
Waxay ahayd Aayaadkeygii Tii lagu Akhriyo Korkiinna waxaadse ahaydeen kuwa Cidhibtiinna Dib ugu noqda (Xaqa Diida).
67مُسْتَكْبِرِينَ بِهِ سَامِرًا تَهْجُرُونَ
Idinkoo isku Kibrin Quraanka (ama Kacbada iyo Nabiga) Cawaysimina idinkoo Hadal Xun.
68أَفَلَمْ يَدَّبَّرُوا الْقَوْلَ أَمْ جَاءَهُم مَّا لَمْ يَأْتِ آبَاءَهُمُ الْأَوَّلِينَ
Miyeyna Fiirinin Quraanka, mise waxaa u Yimid Waxaan U imaanin Aabayaalkoodii hore.
69أَمْ لَمْ يَعْرِفُوا رَسُولَهُمْ فَهُمْ لَهُ مُنكِرُونَ
Mise waxayna Aqoonin Rasuulkooda oo ay Diidi.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
67Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 67

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 67 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Idinkoo isku Kibrin Quraanka (ama Kacbada iyo Nabiga) Cawaysimina idinkoo…

Suurah Aayad 67/118 — Suurah Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Mu'minuun Maqal, Suurah Al-Mu'minuun Tarjumaad, Suurah Al-Mu'minuun mp3, Suurah Al-Mu'minuun pdf. Aayad 65–69. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers