Al-Mu'minuun · 68/118
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Mu'minuun
أَفَلَمْ يَدَّبَّرُوا الْقَوْلَ أَمْ جَاءَهُم مَّا لَمْ يَأْتِ آبَاءَهُمُ الْأَوَّلِينَ ۝٦٨
Afalam yaddabbarrul qawla am jaaa`ahum maa lam yaati aabaaa`ahumul awwaleen
📖 Af-Soomaali
Miyeyna Fiirinin Quraanka, mise waxaa u Yimid Waxaan U imaanin Aabayaalkoodii hore.

🎧 Maqal


📜 Aayad 66-70 — Suurah Al-Mu'minuun

66قَدْ كَانَتْ آيَاتِي تُتْلَىٰ عَلَيْكُمْ فَكُنتُمْ عَلَىٰ أَعْقَابِكُمْ تَنكِصُونَ
Waxay ahayd Aayaadkeygii Tii lagu Akhriyo Korkiinna waxaadse ahaydeen kuwa Cidhibtiinna Dib ugu noqda (Xaqa Diida).
67مُسْتَكْبِرِينَ بِهِ سَامِرًا تَهْجُرُونَ
Idinkoo isku Kibrin Quraanka (ama Kacbada iyo Nabiga) Cawaysimina idinkoo Hadal Xun.
68أَفَلَمْ يَدَّبَّرُوا الْقَوْلَ أَمْ جَاءَهُم مَّا لَمْ يَأْتِ آبَاءَهُمُ الْأَوَّلِينَ
Miyeyna Fiirinin Quraanka, mise waxaa u Yimid Waxaan U imaanin Aabayaalkoodii hore.
69أَمْ لَمْ يَعْرِفُوا رَسُولَهُمْ فَهُمْ لَهُ مُنكِرُونَ
Mise waxayna Aqoonin Rasuulkooda oo ay Diidi.
70أَمْ يَقُولُونَ بِهِ جِنَّةٌ ۚ بَلْ جَاءَهُم بِالْحَقِّ وَأَكْثَرُهُمْ لِلْحَقِّ كَارِهُونَ
Mise waxay Dhihi waa Waalanyahay, wuxuuse Ula Yimid Xaq Badankoodse Xaqay Nici.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
68Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 68

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 68 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Miyeyna Fiirinin Quraanka, mise waxaa u Yimid Waxaan U imaanin…

Suurah Aayad 68/118 — Suurah Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Mu'minuun Maqal, Suurah Al-Mu'minuun Tarjumaad, Suurah Al-Mu'minuun mp3, Suurah Al-Mu'minuun pdf. Aayad 66–70. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers