Ash-Shu'araa · 106/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ نُوحٌ أَلَا تَتَّقُونَ ۝١٠٦
Iz qaala lahum akhoohum Noohun alaa tattaqoon
📖 Af-Soomaali
Markuu ku Yiidhi Walaalkood Nuux Miyeydaan Dhawrsanayn.

🎧 Maqal


📜 Aayad 104-108 — Suurah Ash-Shu'araa

104وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
105كَذَّبَتْ قَوْمُ نُوحٍ الْمُرْسَلِينَ
Waxay Beeniyeen Qoomkii (Nabi) Nuux Rasuulladii.
106إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ نُوحٌ أَلَا تَتَّقُونَ
Markuu ku Yiidhi Walaalkood Nuux Miyeydaan Dhawrsanayn.
107إِنِّي لَكُمْ رَسُولٌ أَمِينٌ
Anigu waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah.
108فَاتَّقُوا اللَّهَ وَأَطِيعُونِ
Ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
106Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 106

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 106 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markuu ku Yiidhi Walaalkood Nuux Miyeydaan Dhawrsanayn.

Suurah Aayad 106/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 104–108. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers