Ash-Shu'araa · 216/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
فَإِنْ عَصَوْكَ فَقُلْ إِنِّي بَرِيءٌ مِّمَّا تَعْمَلُونَ ۝٢١٦
Fa in asawka faqul innee bareee`um mimmmaa ta`maloon
📖 Af-Soomaali
Hadday ku Cassiyaanna waxaad Dhahdaa anigu Bari baan ka ahay waxaad Falaysaan.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 214-218 — Suurah Ash-Shu'araa

214وَأَنذِرْ عَشِيرَتَكَ الْأَقْرَبِينَ
Una Dig Qaraabadaada Kuu sii Dhaw.
215وَاخْفِضْ جَنَاحَكَ لِمَنِ اتَّبَعَكَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ
Una Raarici Garabkaaga (U Naxariiso) Ciddii ku Raacda oo Mu'miniinta ah.
216فَإِنْ عَصَوْكَ فَقُلْ إِنِّي بَرِيءٌ مِّمَّا تَعْمَلُونَ
Hadday ku Cassiyaanna waxaad Dhahdaa anigu Bari baan ka ahay waxaad Falaysaan.
217وَتَوَكَّلْ عَلَى الْعَزِيزِ الرَّحِيمِ
Talo Saaro Eebaha Adkaada ee Naxariista.
218الَّذِي يَرَاكَ حِينَ تَقُومُ
Ee ku Arka Markaad Kici.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
216Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 216

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 216 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Hadday ku Cassiyaanna waxaad Dhahdaa anigu Bari baan ka ahay…

Suurah Aayad 216/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 214–218. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers