As-Saaffaat · 157/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
فَأْتُوا بِكِتَابِكُمْ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ ۝١٥٧
Faatoo bi Kitaabikum in kuntum saadiqeen
📖 Af-Soomaali
Keena Kitaabkiina (cadayn) hadaad runlayaaltihiin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 155-159 — Suurah As-Saaffaat

155أَفَلَا تَذَكَّرُونَ
Miyeeydaan wax xusuusaneyn.
156أَمْ لَكُمْ سُلْطَانٌ مُّبِينٌ
Mise waxaa idiin sugnaatay xujo cad.
157فَأْتُوا بِكِتَابِكُمْ إِن كُنتُمْ صَادِقِينَ
Keena Kitaabkiina (cadayn) hadaad runlayaaltihiin.
158وَجَعَلُوا بَيْنَهُ وَبَيْنَ الْجِنَّةِ نَسَبًا ۚ وَلَقَدْ عَلِمَتِ الْجِنَّةُ إِنَّهُمْ لَمُحْضَرُونَ
Waxay yeeleen gaaladu Eebe iyo Jinniga dhexdooda (qaraabo) nasab, Jinniguna dhabahaanbuu u ogyahay in gaalada lakeeni (qiyaamada).
159سُبْحَانَ اللَّهِ عَمَّا يَصِفُونَ
Eebaa kanasahan (kadheer) waxay ku tilmaamayaan.
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
157Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 157

Suurah As-Saaffaat Aayad 157 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Keena Kitaabkiina (cadayn) hadaad runlayaaltihiin.

Suurah Aayad 157/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 155–159. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers