Al-Qamar · 35/55
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qamar
نِّعْمَةً مِّنْ عِندِنَا ۚ كَذَٰلِكَ نَجْزِي مَن شَكَرَ ۝٣٥
Ni`matam min `indinaa; kazaalika najzee man shakar
📖 Af-Soomaali
Nicmad xaggannaga ka timid darteed saasaana u abaalmarinnaa ciddii mahadisa (Eebe).

🎧 Maqal


📜 Aayad 33-37 — Suurah Al-Qamar

33كَذَّبَتْ قَوْمُ لُوطٍ بِالنُّذُرِ
Way beeniyeen Qoomkii (NabiLuudh) u digiddii.
34إِنَّا أَرْسَلْنَا عَلَيْهِمْ حَاصِبًا إِلَّا آلَ لُوطٍ ۖ نَّجَّيْنَاهُم بِسَحَرٍ
Waxaana ku dirray korkooda Dabayl Dhagaxyo wadaa, waxaanse ka nabadgalinnay (Luudh) ehelkiisii (rumeeyay) goor Aroor ah.
35نِّعْمَةً مِّنْ عِندِنَا ۚ كَذَٰلِكَ نَجْزِي مَن شَكَرَ
Nicmad xaggannaga ka timid darteed saasaana u abaalmarinnaa ciddii mahadisa (Eebe).
36وَلَقَدْ أَنذَرَهُم بَطْشَتَنَا فَتَمَارَوْا بِالنُّذُرِ
Nabi-Luudh wuxuu uga digay qoomkiisii qabashadannada (daran), wayse shakiyeen digiddaas.
37وَلَقَدْ رَاوَدُوهُ عَن ضَيْفِهِ فَطَمَسْنَا أَعْيُنَهُمْ فَذُوقُوا عَذَابِي وَنُذُرِ
Waxayna dooneen martidiisii (inay xumeeyaan) markaasaan indhaha tirray, waxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda Eebe iyo digiddiisa.
Al-QamarLiiska Quraan
55Aayad
MakkiRevelation
35Aayad

Tarjumaad — Al-Qamar 35

Suurah Al-Qamar Aayad 35 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nicmad xaggannaga ka timid darteed saasaana u abaalmarinnaa ciddii mahadisa…

Suurah Aayad 35/55 — Suurah Al-Qamar القمر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qamar Maqal, Suurah Al-Qamar Tarjumaad, Suurah Al-Qamar mp3, Suurah Al-Qamar pdf. Aayad 33–37. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers