Al-Qalam · 51/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
وَإِن يَكَادُ الَّذِينَ كَفَرُوا لَيُزْلِقُونَكَ بِأَبْصَارِهِمْ لَمَّا سَمِعُوا الذِّكْرَ وَيَقُولُونَ إِنَّهُ لَمَجْنُونٌ ۝٥١
Wa iny-yakaadul lazeena kafaroo la-yuzliqoonaka biabsaarihim lammaa saml`uz-Zikra wa yaqooloona innahoo lamajnoon
📖 Af-Soomaali
Waxay u dhow yihiin kuwi gaaloobay inay daymada kugu lagdaan markay maqlaan Qur'aanka waxayna dhihi waa waalan yahay (Nabigu).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 49-52 — Suurah Al-Qalam

49لَّوْلَا أَن تَدَارَكَهُ نِعْمَةٌ مِّن رَّبِّهِ لَنُبِذَ بِالْعَرَاءِ وَهُوَ مَذْمُومٌ
Haddan naxariista Eebe haleelin waxaa lagu tuuri lahaa Cidlo (bannaan) isagoo la dagaalay.
50فَاجْتَبَاهُ رَبُّهُ فَجَعَلَهُ مِنَ الصَّالِحِينَ
Waxaase doortay Eebihiis wuxuuna ka dhigay kuwa wanaagsan.
51وَإِن يَكَادُ الَّذِينَ كَفَرُوا لَيُزْلِقُونَكَ بِأَبْصَارِهِمْ لَمَّا سَمِعُوا الذِّكْرَ وَيَقُولُونَ إِنَّهُ لَمَجْنُونٌ
Waxay u dhow yihiin kuwi gaaloobay inay daymada kugu lagdaan markay maqlaan Qur'aanka waxayna dhihi waa waalan yahay (Nabigu).
52وَمَا هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِّلْعَالَمِينَ
Quraanka iyo Nabiguna waa uun waanada Caalamka.
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
51Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 51

Suurah Al-Qalam Aayad 51 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxay u dhow yihiin kuwi gaaloobay inay daymada kugu lagdaan…

Suurah Aayad 51/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 49–52. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers