An-Naba · 14/40
Tarjumaad Xarfaha — Suurah An-Naba
وَأَنزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا ۝١٤
Wa anzalna minal m`usiraati maa-an saj-jaaja
📖 Af-Soomaali
Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 12-16 — Suurah An-Naba

12وَبَنَيْنَا فَوْقَكُمْ سَبْعًا شِدَادًا
Korkiinna miyaannaan ka dhisin Tooddoba xoog leh.
13وَجَعَلْنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا
Miyaannaan dhexdeeda yeelin Sirraad aad u ifi (Qorraxda).
14وَأَنزَلْنَا مِنَ الْمُعْصِرَاتِ مَاءً ثَجَّاجًا
Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan.
15لِّنُخْرِجَ بِهِ حَبًّا وَنَبَاتًا
Si aan ugu soo bixinno Midho iyo Daaq.
16وَجَنَّاتٍ أَلْفَافًا
Iyo Beero kulansan (badan).
An-NabaLiiska Quraan
40Aayad
MakkiRevelation
14Aayad

Tarjumaad — An-Naba 14

Suurah An-Naba Aayad 14 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxaan idiinka soodajinnay daruuraha biyo badan.

Suurah Aayad 14/40 — Suurah An-Naba النبأ (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah An-Naba Maqal, Suurah An-Naba Tarjumaad, Suurah An-Naba mp3, Suurah An-Naba pdf. Aayad 12–16. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers