Abasa · 8/42
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Abasa
وَأَمَّا مَن جَاءَكَ يَسْعَىٰ ۝٨
Wa amma man jaa-aka yas`a
📖 Af-Soomaali
Ruuxiise kuu yimaadda isagoo dagdagi.

🎧 Maqal


📜 Aayad 6-10 — Suurah Abasa

6فَأَنتَ لَهُ تَصَدَّىٰ
Ma; Adaa u bambixi.
7وَمَا عَلَيْكَ أَلَّا يَزَّكَّىٰ
Maxaa kaa saaran hadduusan hanuunin.
8وَأَمَّا مَن جَاءَكَ يَسْعَىٰ
Ruuxiise kuu yimaadda isagoo dagdagi.
9وَهُوَ يَخْشَىٰ
Oo Eeba ka yaabi.
10فَأَنتَ عَنْهُ تَلَهَّىٰ
Miyaad ka shuqloomi.
AbasaLiiska Quraan
42Aayad
MakkiRevelation
8Aayad

Tarjumaad — Abasa 8

Suurah Abasa Aayad 8 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ruuxiise kuu yimaadda isagoo dagdagi.

Suurah Aayad 8/42 — Suurah Abasa عبس (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Abasa Maqal, Suurah Abasa Tarjumaad, Suurah Abasa mp3, Suurah Abasa pdf. Aayad 6–10. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers