Surah Abasa Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da Abasa tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (42 Aayad — مكية). Abasa Maqal, Abasa Tarjumaad, Abasa mp3, Abasa pdf.Akhri oo Maqal Surah-da Abasa
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
وَمَا يُدْرِيكَ لَعَلَّهُ يَزَّكَّىٰ ٣
📖 Tarjumaad
Aayad 3
Miyaad ogtahay inay u dhawdahay inuu hanuuno oo Daahir noqdo.
كَلَّا لَمَّا يَقْضِ مَا أَمَرَهُ ٢٣
📖 Tarjumaad
Aayad 23
Saas ma; aha (ee Dadku) wixii la faray ma yeelin.
مَّتَاعًا لَّكُمْ وَلِأَنْعَامِكُمْ ٣٢
📖 Tarjumaad
Aayad 32
Si aad ugu intifaacdaan idinka iyo xoolihiinnu.
يَوْمَ يَفِرُّ الْمَرْءُ مِنْ أَخِيهِ ٣٤
📖 Tarjumaad
Aayad 34
Waa maalinta Ruuxu ka carari Walaalkiis.
لِكُلِّ امْرِئٍ مِّنْهُمْ يَوْمَئِذٍ شَأْنٌ يُغْنِيهِ ٣٧
📖 Tarjumaad
Aayad 37
Ruux walbana Maalintaas waxaa shuqlin xaalkiisa.
وَوُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ عَلَيْهَا غَبَرَةٌ ٤٠
📖 Tarjumaad
Aayad 40
Wajiyaalna Maalintaas waxaa ka muuqan Dulli.
أُولَٰئِكَ هُمُ الْكَفَرَةُ الْفَجَرَةُ ٤٢
📖 Tarjumaad
Aayad 42
Kuwaasina waa Gaalada Faasiqiinta ah (aadna u xun).
Akhri Surah Abasa Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

