Surah An-Naazi'aat Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da An-Naazi'aat tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (46 Aayad — مكية). An-Naazi'aat Maqal, An-Naazi'aat Tarjumaad, An-Naazi'aat mp3, An-Naazi'aat pdf.Akhri oo Maqal Surah-da An-Naazi'aat
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
وَالنَّازِعَاتِ غَرْقًا ١
📖 Tarjumaad
Aayad 1
Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada).
يَقُولُونَ أَإِنَّا لَمَرْدُودُونَ فِي الْحَافِرَةِ ١٠
📖 Tarjumaad
Aayad 10
Waxayna dhihi (Gaaladu) Ma raadkiibaa naloo celin (Adduunkii).
قَالُوا تِلْكَ إِذًا كَرَّةٌ خَاسِرَةٌ ١٢
📖 Tarjumaad
Aayad 12
Waxay dheheen taasi waa noqosho khasaara ah.
إِذْ نَادَاهُ رَبُّهُ بِالْوَادِ الْمُقَدَّسِ طُوًى ١٦
📖 Tarjumaad
Aayad 16
Markii Eebe uga yeedahy Toggii barakaysnaa ee Dhuwa.
اذْهَبْ إِلَىٰ فِرْعَوْنَ إِنَّهُ طَغَىٰ ١٧
📖 Tarjumaad
Aayad 17
Kuna yidhi u tag Fircoon wuu xadgudbaye.
فَقُلْ هَل لَّكَ إِلَىٰ أَن تَزَكَّىٰ ١٨
📖 Tarjumaad
Aayad 18
Oo ku dheh ma rabtaa inaad daahir noqotid.
وَأَهْدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخْشَىٰ ١٩
📖 Tarjumaad
Aayad 19
Oon Eebe Jidkiisa kugu hanuuniyo kana yaabtid.
فَقَالَ أَنَا رَبُّكُمُ الْأَعْلَىٰ ٢٤
📖 Tarjumaad
Aayad 24
Isagoo dhihi waxaan ahay Eebihiinna sare.
فَأَخَذَهُ اللَّهُ نَكَالَ الْآخِرَةِ وَالْأُولَىٰ ٢٥
📖 Tarjumaad
Aayad 25
Markaasaa Eebe Ciqaabay Aakhiro iyo Adduunba.
إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبْرَةً لِّمَن يَخْشَىٰ ٢٦
📖 Tarjumaad
Aayad 26
Arrintaasna waano yaa ugu sugan Ruuxii Eebe ka yaabi.
أَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ السَّمَاءُ ۚ بَنَاهَا ٢٧
📖 Tarjumaad
Aayad 27
Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.
وَأَغْطَشَ لَيْلَهَا وَأَخْرَجَ ضُحَاهَا ٢٩
📖 Tarjumaad
Aayad 29
Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay).
أَخْرَجَ مِنْهَا مَاءَهَا وَمَرْعَاهَا ٣١
📖 Tarjumaad
Aayad 31
Biyahiisa iyo Daaqiisana soo bixiyay.
مَتَاعًا لَّكُمْ وَلِأَنْعَامِكُمْ ٣٣
📖 Tarjumaad
Aayad 33
Si aad idinka iyo Xoolihiinnu ugu nacfidaan.
فَإِذَا جَاءَتِ الطَّامَّةُ الْكُبْرَىٰ ٣٤
📖 Tarjumaad
Aayad 34
Markay timaaddo Musiibadii waynayd (qiyaamadu).
يَوْمَ يَتَذَكَّرُ الْإِنسَانُ مَا سَعَىٰ ٣٥
📖 Tarjumaad
Aayad 35
Maalintaas Dadku way xusuusan waxay faleen.
وَبُرِّزَتِ الْجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ ٣٦
📖 Tarjumaad
Aayad 36
Naarta Jaxiimana waxaa loo muujin Ruuxii Arki.
وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ ٤٠
📖 Tarjumaad
Aayad 40
Ruuxiise ka yaaba la kulanka Eebe Naftana ka reeba Hawada (xun).
يَسْأَلُونَكَ عَنِ السَّاعَةِ أَيَّانَ مُرْسَاهَا ٤٢
📖 Tarjumaad
Aayad 42
Waxay ku waydiin Saacadda (Qiyaamaha) markay sugnaan.
إِنَّمَا أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخْشَاهَا ٤٥
📖 Tarjumaad
Aayad 45
Adugu waxaad tahay uun u digaha Ruuxii ka yaabi.
كَأَنَّهُمْ يَوْمَ يَرَوْنَهَا لَمْ يَلْبَثُوا إِلَّا عَشِيَّةً أَوْ ضُحَاهَا ٤٦
📖 Tarjumaad
Aayad 46
Waxay la mid noqon Malintay arkaan (Qiyaamada) yagon nagaanin Galab iyo Barqin mooyeen (Addunka).
Akhri Surah An-Naazi'aat Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

