An-Nahl · 4/128
Tarjumaad Xarfaha — Suurah An-Nahl
خَلَقَ الْإِنسَانَ مِن نُّطْفَةٍ فَإِذَا هُوَ خَصِيمٌ مُّبِينٌ ۝٤
Khalaqal insaana min nutfatin fa izaa huwa khaseemum mubeen
📖 Af-Soomaali
wuxuu ka abuuray dadka dhibic markaasuu noqdaa dood badane cad.

🎧 Maqal


📜 Aayad 2-6 — Suurah An-Nahl

2يُنَزِّلُ الْمَلَائِكَةَ بِالرُّوحِ مِنْ أَمْرِهِ عَلَىٰ مَن يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ أَنْ أَنذِرُوا أَنَّهُ لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنَا فَاتَّقُونِ
wuxuu ku soo dejiyaa Malaa'igta waxyi oo amarkiisa ka mida cidduu doono oo addoomadiisa ka mida oo ah ugu diga inaan Ilaahay mooyee Eebe kale jirin ee ani uun iga dhawrsada.
3خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ بِالْحَقِّ ۚ تَعَالَىٰ عَمَّا يُشْرِكُونَ
wuxuu u abuuray Eebe Samooyinka iyo Dhulka xaq, wuuna ka sarreeya waxay la wadaajin.
4خَلَقَ الْإِنسَانَ مِن نُّطْفَةٍ فَإِذَا هُوَ خَصِيمٌ مُّبِينٌ
wuxuu ka abuuray dadka dhibic markaasuu noqdaa dood badane cad.
5وَالْأَنْعَامَ خَلَقَهَا ۗ لَكُمْ فِيهَا دِفْءٌ وَمَنَافِعُ وَمِنْهَا تَأْكُلُونَ
xoolahana wuu idiin abuuray dhexdoodana waxaa ah dugaal iyo nacfi xaggeedaadna ka cuntaan.
6وَلَكُمْ فِيهَا جَمَالٌ حِينَ تُرِيحُونَ وَحِينَ تَسْرَحُونَ
quruxbaana idiinku sugan dhexdooda markaad dheelmaysaan iyo markaad foofinaysaan.
An-NahlLiiska Quraan
128Aayad
MakkiRevelation
4Aayad

Tarjumaad — An-Nahl 4

Suurah An-Nahl Aayad 4 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : wuxuu ka abuuray dadka dhibic markaasuu noqdaa dood badane cad.

Suurah Aayad 4/128 — Suurah An-Nahl النحل (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah An-Nahl Maqal, Suurah An-Nahl Tarjumaad, Suurah An-Nahl mp3, Suurah An-Nahl pdf. Aayad 2–6. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers