Al-Mu'minuun · 24/118
Tarjumaad Xarfaha — Al-Mu'minuun
فَقَالَ الْمَلَأُ الَّذِينَ كَفَرُوا مِن قَوْمِهِ مَا هَٰذَا إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُكُمْ يُرِيدُ أَن يَتَفَضَّلَ عَلَيْكُمْ وَلَوْ شَاءَ اللَّهُ لَأَنزَلَ مَلَائِكَةً مَّا سَمِعْنَا بِهَٰذَا فِي آبَائِنَا الْأَوَّلِينَ ۝٢٤
Faqaalal mala`ul lazeena kafaroo min qawmihee maa haazaaa illaa basharum mislukum yureedu ai yatafaddala `alaikum wa law shaaa`al laahu la anzala malaaa`ikatam maa sami`naa bihaazaa feee aabaaa`inal awwaleen
📖 Af-Soomaali
Waxayna Dheheen Madaxdii Gaalowday oo Qoomkiisa ahaa kanu ma aha waxaan Dad idin la midah ahayn, wuxuuna doonayaa inuu idinka Fadilmo, Hadduu Doono Eebe wuxuu soo Dejinlahaa Malaa'ig, manaan ka Maqlin Arrintan Aabayaalkanagii Horeeyey.
🎧 Maqal

📜 Aayad 22-26 — Al-Mu'minuun

22وَعَلَيْهَا وَعَلَى الْفُلْكِ تُحْمَلُونَ
Korkeeda iyo Markabka Korkiisa yaana laydinku Xambaaraa.
23وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا نُوحًا إِلَىٰ قَوْمِهِ فَقَالَ يَا قَوْمِ اعْبُدُوا اللَّهَ مَا لَكُم مِّنْ إِلَٰهٍ غَيْرُهُ ۖ أَفَلَا تَتَّقُونَ
Waxaan u Dirray (Nabi) Nuux Qoomkiisii wuxuuna Yidhi Qoomkayow Caabuda Eebe idinma sugnaanin Ilaah ka soo Hadhaye, miyeydaan dhawrsanayn.
24فَقَالَ الْمَلَأُ الَّذِينَ كَفَرُوا مِن قَوْمِهِ مَا هَٰذَا إِلَّا بَشَرٌ مِّثْلُكُمْ يُرِيدُ أَن يَتَفَضَّلَ عَلَيْكُمْ وَلَوْ شَاءَ اللَّهُ لَأَنزَلَ مَلَائِكَةً مَّا سَمِعْنَا بِهَٰذَا فِي آبَائِنَا الْأَوَّلِينَ
Waxayna Dheheen Madaxdii Gaalowday oo Qoomkiisa ahaa kanu ma aha waxaan Dad idin la midah ahayn, wuxuuna doonayaa inuu idinka Fadilmo, Hadduu Doono Eebe wuxuu soo Dejinlahaa Malaa'ig, manaan ka Maqlin Arrintan Aabayaalkanagii Horeeyey.
25إِنْ هُوَ إِلَّا رَجُلٌ بِهِ جِنَّةٌ فَتَرَبَّصُوا بِهِ حَتَّىٰ حِينٍ
Ma aha waxaan Nin Waalan ahayn ee Suga Tan iyo Muddo, Geerida.
26قَالَ رَبِّ انصُرْنِي بِمَا كَذَّبُونِ
Wuxuu yidhi Eebow iiga Gargaar Beenintooda.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
24Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 24

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 24 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxayna Dheheen Madaxdii Gaalowday oo Qoomkiisa ahaa kanu ma aha…

Suurah Aayad 24/118 — Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Al-Mu'minuun Maqal, Al-Mu'minuun Tarjumaad, Al-Mu'minuun mp3, Al-Mu'minuun pdf. Aayad 22–26. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers