Ash-Shu'araa · 104/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ ۝١٠٤
Wa inna Rabbaka la Huwal `Azeezur Raheem
📖 Af-Soomaali
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.

🎧 Maqal


📜 Aayad 102-106 — Suurah Ash-Shu'araa

102فَلَوْ أَنَّ لَنَا كَرَّةً فَنَكُونَ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ
Ee hadaan Noqonno oon Ahaanno Mu'miniin.
103إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَآيَةً ۖ وَمَا كَانَ أَكْثَرُهُم مُّؤْمِنِينَ
Taas waxaa ku Sugan Calaamad Badankoodna ma Rumeeyo (Xaqa).
104وَإِنَّ رَبَّكَ لَهُوَ الْعَزِيزُ الرَّحِيمُ
Eebahaana waa Adkaade Naxariista.
105كَذَّبَتْ قَوْمُ نُوحٍ الْمُرْسَلِينَ
Waxay Beeniyeen Qoomkii (Nabi) Nuux Rasuulladii.
106إِذْ قَالَ لَهُمْ أَخُوهُمْ نُوحٌ أَلَا تَتَّقُونَ
Markuu ku Yiidhi Walaalkood Nuux Miyeydaan Dhawrsanayn.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
104Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 104

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 104 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebahaana waa Adkaade Naxariista.

Suurah Aayad 104/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 102–106. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers