Ash-Shu'araa · 46/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
فَأُلْقِيَ السَّحَرَةُ سَاجِدِينَ ۝٤٦
Fa ulqiyas saharatu saajideen
📖 Af-Soomaali
waxaana la Riday Saaxiriintii Sujuud Darteed.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 44-48 — Suurah Ash-Shu'araa

44فَأَلْقَوْا حِبَالَهُمْ وَعِصِيَّهُمْ وَقَالُوا بِعِزَّةِ فِرْعَوْنَ إِنَّا لَنَحْنُ الْغَالِبُونَ
Waxayna Tuureen Xadhkahoodii iyo Ulahoodii waxayna Dheheen Sharafta Fircoon yaan ku dhaarannaye Anagaa adkaan.
45فَأَلْقَىٰ مُوسَىٰ عَصَاهُ فَإِذَا هِيَ تَلْقَفُ مَا يَأْفِكُونَ
Markaasuu Tuuray (Nabi) Muuse Ushiisii waxayna Ahaatay mid Gurata waxay Dhoodhoobeen.
46فَأُلْقِيَ السَّحَرَةُ سَاجِدِينَ
waxaana la Riday Saaxiriintii Sujuud Darteed.
47قَالُوا آمَنَّا بِرَبِّ الْعَالَمِينَ
Waxayna Dheheen waxaan Rumaynay Eebaha Caalamka.
48رَبِّ مُوسَىٰ وَهَارُونَ
Eebaha (Nabi) Muuse iyo (Nabi) Haaruun.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
46Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 46

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 46 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : waxaana la Riday Saaxiriintii Sujuud Darteed.

Suurah Aayad 46/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 44–48. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers