Ar-Rahmaan · 57/78
Tarjumaad Xarfaha — Ar-Rahmaan
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ۝٥٧
Fabi ayyi aalaaa`i Rabbikumaa tukazzibaan
📖 Af-Soomaali
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 55-59 — Ar-Rahmaan

55فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
56فِيهِنَّ قَاصِرَاتُ الطَّرْفِ لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَانٌّ
Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna.
57فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
58كَأَنَّهُنَّ الْيَاقُوتُ وَالْمَرْجَانُ
Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh).
59فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Ar-RahmaanLiiska Quraan
78Aayad
MadaniRevelation
57Aayad

Tarjumaad — Ar-Rahmaan 57

Suurah Ar-Rahmaan Aayad 57 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.

Suurah Aayad 57/78 — Ar-Rahmaan الرحمن (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Ar-Rahmaan Maqal, Ar-Rahmaan Tarjumaad, Ar-Rahmaan mp3, Ar-Rahmaan pdf. Aayad 55–59. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers