Al-Buruuj · 3/22
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Buruuj
وَشَاهِدٍ وَمَشْهُودٍ ۝٣
Wa shaahidinw wa mashhood
📖 Af-Soomaali
Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 1-5 — Suurah Al-Buruuj

1وَالسَّمَاءِ ذَاتِ الْبُرُوجِ
Eebe wuxuu ku dhaartay Samada Xiddigaha leh (iyo Jidadkooda).
2وَالْيَوْمِ الْمَوْعُودِ
Iyo Maalinta laysu yaboohay (qiyaamada).
3وَشَاهِدٍ وَمَشْهُودٍ
Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.
4قُتِلَ أَصْحَابُ الْأُخْدُودِ
Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo).
5النَّارِ ذَاتِ الْوَقُودِ
Ee ahaa Naar olal (iyo shidaal) leh.
Al-BuruujLiiska Quraan
22Aayad
MakkiRevelation
3Aayad

Tarjumaad — Al-Buruuj 3

Suurah Al-Buruuj Aayad 3 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Iyo Dadka joogsan Maalintaas iyo waxayaalaha iman Maalintaas.

Suurah Aayad 3/22 — Suurah Al-Buruuj البروج (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Buruuj Maqal, Suurah Al-Buruuj Tarjumaad, Suurah Al-Buruuj mp3, Suurah Al-Buruuj pdf. Aayad 1–5. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Tuesday, September 29, 2026

Don't forget us in your sincere prayers