Al-Balad · 17/20
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Balad
ثُمَّ كَانَ مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ وَتَوَاصَوْا بِالْمَرْحَمَةِ ۝١٧
Summa kaana minal lazeena aamanoo wa tawaasaw bissabri wa tawaasaw bilmarhamah
📖 Af-Soomaali
Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista.

🎧 Maqal


📜 Aayad 15-19 — Suurah Al-Balad

15يَتِيمًا ذَا مَقْرَبَةٍ
Agoon kuu dhaw.
16أَوْ مِسْكِينًا ذَا مَتْرَبَةٍ
Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed).
17ثُمَّ كَانَ مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ وَتَوَاصَوْا بِالْمَرْحَمَةِ
Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista.
18أُولَٰئِكَ أَصْحَابُ الْمَيْمَنَةِ
Kuwaasina waa kuwa Midigta mari.
19وَالَّذِينَ كَفَرُوا بِآيَاتِنَا هُمْ أَصْحَابُ الْمَشْأَمَةِ
Kuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari.
Al-BaladLiiska Quraan
20Aayad
MakkiRevelation
17Aayad

Tarjumaad — Al-Balad 17

Suurah Al-Balad Aayad 17 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna…

Suurah Aayad 17/20 — Suurah Al-Balad البلد (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Balad Maqal, Suurah Al-Balad Tarjumaad, Suurah Al-Balad mp3, Suurah Al-Balad pdf. Aayad 15–19. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers