Al-Anbiyaa · 60/112
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Anbiyaa
قَالُوا سَمِعْنَا فَتًى يَذْكُرُهُمْ يُقَالُ لَهُ إِبْرَاهِيمُ ۝٦٠
Qaaloo sami`naa fatany yazkuruhum yuqaalu lahooo Ibraaheem
📖 Af-Soomaali
Waxayna Dheheen Waxaan Maqallay Wiil Sheegi lana Dhaho Ibraahim.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 58-62 — Suurah Al-Anbiyaa

58فَجَعَلَهُمْ جُذَاذًا إِلَّا كَبِيرًا لَّهُمْ لَعَلَّهُمْ إِلَيْهِ يَرْجِعُونَ
Wuxuuna ka Yeelay Burbur, Koodii waynaa mooye inay Xaggiisa u Noqdaan (Inuu Jajabiyey Isagu).
59قَالُوا مَن فَعَلَ هَٰذَا بِآلِهَتِنَا إِنَّهُ لَمِنَ الظَّالِمِينَ
waxay Dheheen yaa ku falay Sidan Ilaahyadanadii Kaasi waa Daalime.
60قَالُوا سَمِعْنَا فَتًى يَذْكُرُهُمْ يُقَالُ لَهُ إِبْرَاهِيمُ
Waxayna Dheheen Waxaan Maqallay Wiil Sheegi lana Dhaho Ibraahim.
61قَالُوا فَأْتُوا بِهِ عَلَىٰ أَعْيُنِ النَّاسِ لَعَلَّهُمْ يَشْهَدُونَ
Waxay Dheheen keena dadka Indhihiisa inay ku Marag Furaan.
62قَالُوا أَأَنتَ فَعَلْتَ هَٰذَا بِآلِهَتِنَا يَا إِبْرَاهِيمُ
waxay Dheheen Gaaladii Maadaa ku Falay Sidan Ilaahyadannada Ibraahimow.
Al-AnbiyaaLiiska Quraan
112Aayad
MakkiRevelation
60Aayad

Tarjumaad — Al-Anbiyaa 60

Suurah Al-Anbiyaa Aayad 60 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxayna Dheheen Waxaan Maqallay Wiil Sheegi lana Dhaho Ibraahim.

Suurah Aayad 60/112 — Suurah Al-Anbiyaa الأنبياء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Anbiyaa Maqal, Suurah Al-Anbiyaa Tarjumaad, Suurah Al-Anbiyaa mp3, Suurah Al-Anbiyaa pdf. Aayad 58–62. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers