Al-Ahzaab · 68/73
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Ahzaab
رَبَّنَا آتِهِمْ ضِعْفَيْنِ مِنَ الْعَذَابِ وَالْعَنْهُمْ لَعْنًا كَبِيرًا ۝٦٨
Rabbanaaa aatihim di`fai ni minal `azaabi wal`anhum la nan kabeera
📖 Af-Soomaali
Ee Eebow Sii kuwaas Laban laab Cadaab Lacanadwayna Lacnad.

🎧 Maqal


📜 Aayad 66-70 — Suurah Al-Ahzaab

66يَوْمَ تُقَلَّبُ وُجُوهُهُمْ فِي النَّارِ يَقُولُونَ يَا لَيْتَنَا أَطَعْنَا اللَّهَ وَأَطَعْنَا الرَّسُولَا
Maalinta lagu gagadin Wajigooda Naarta waxay dhihi waan halaagsanaye haddaan Adeecno Eebe oon Adeecno Rasuulkii.
67وَقَالُوا رَبَّنَا إِنَّا أَطَعْنَا سَادَتَنَا وَكُبَرَاءَنَا فَأَضَلُّونَا السَّبِيلَا
Waxayna dhihi Eebow waxaan Adeecnay Madaxdannadii iyo kuwii noowaaweynaa waxayna naga dhumiyeen Jidkii.
68رَبَّنَا آتِهِمْ ضِعْفَيْنِ مِنَ الْعَذَابِ وَالْعَنْهُمْ لَعْنًا كَبِيرًا
Ee Eebow Sii kuwaas Laban laab Cadaab Lacanadwayna Lacnad.
69يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ آذَوْا مُوسَىٰ فَبَرَّأَهُ اللَّهُ مِمَّا قَالُوا ۚ وَكَانَ عِندَ اللَّهِ وَجِيهًا
Kuwa (xaqa) rumeeyow hanoqonina sidii kuwii dhibay (Nabi) Muuse oo Eebe ka bariyeelay waxay (ku) sheegan, Eebe agtiisana wuxuu ku leeyahay Waji (Sharaf).
70يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَقُولُوا قَوْلًا سَدِيدًا
kuwa (xaqa) rumeeyoow ka dhawrsada Eebe hadal toosanna ku hadla.
Al-AhzaabLiiska Quraan
73Aayad
MadaniRevelation
68Aayad

Tarjumaad — Al-Ahzaab 68

Suurah Al-Ahzaab Aayad 68 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ee Eebow Sii kuwaas Laban laab Cadaab Lacanadwayna Lacnad.

Suurah Aayad 68/73 — Suurah Al-Ahzaab الأحزاب (Madani). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Ahzaab Maqal, Suurah Al-Ahzaab Tarjumaad, Suurah Al-Ahzaab mp3, Suurah Al-Ahzaab pdf. Aayad 66–70. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers