As-Saaffaat · 80/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ ۝٨٠
Innaa kazaalika najzil muhsineen
📖 Af-Soomaali
Saasaana ku abaal marinaa samafalayaalka.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 78-82 — Suurah As-Saaffaat

78وَتَرَكْنَا عَلَيْهِ فِي الْآخِرِينَ
Waxaana ugu reebnay kuwo dambeeya (amaan ah).
79سَلَامٌ عَلَىٰ نُوحٍ فِي الْعَالَمِينَ
NabadGalyo Nuux korkiisa adduunyada ha udhex ahaato.
80إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجْزِي الْمُحْسِنِينَ
Saasaana ku abaal marinaa samafalayaalka.
81إِنَّهُ مِنْ عِبَادِنَا الْمُؤْمِنِينَ
Wuxuuna ka midyahay addomadannada rumeeyay (xaqa).
82ثُمَّ أَغْرَقْنَا الْآخَرِينَ
Markaasaan maanshaynay kuwii kale,
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
80Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 80

Suurah As-Saaffaat Aayad 80 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Saasaana ku abaal marinaa samafalayaalka.

Suurah Aayad 80/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 78–82. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers