Az-Zukhruf · 45/89
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Az-Zukhruf
وَاسْأَلْ مَنْ أَرْسَلْنَا مِن قَبْلِكَ مِن رُّسُلِنَا أَجَعَلْنَا مِن دُونِ الرَّحْمَٰنِ آلِهَةً يُعْبَدُونَ ۝٤٥
Was`al man arsalnaa min qablika mir Rusulinaaa aja`alnaa min doonir Rahmaani aalihatany yu badoon
📖 Af-Soomaali
Warso kuwaan dirray ee kaa horeeyey oo Rasuuladanada ka mid ahaa inaan yeellay Eebaha Raxmaana Kasoboow Ilaahyaal la caabudo.

🎧 Maqal


📜 Aayad 43-47 — Suurah Az-Zukhruf

43فَاسْتَمْسِكْ بِالَّذِي أُوحِيَ إِلَيْكَ ۖ إِنَّكَ عَلَىٰ صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ
Ee qabso waxa laguu waxyooday Nabiyow waxaad ku sugantahay Jid toosan.
44وَإِنَّهُ لَذِكْرٌ لَّكَ وَلِقَوْمِكَ ۖ وَسَوْفَ تُسْأَلُونَ
Quraankuna sharaf buu u yahay adiga iyo qoomkaagaba, waana leydin warsan doonaa.
45وَاسْأَلْ مَنْ أَرْسَلْنَا مِن قَبْلِكَ مِن رُّسُلِنَا أَجَعَلْنَا مِن دُونِ الرَّحْمَٰنِ آلِهَةً يُعْبَدُونَ
Warso kuwaan dirray ee kaa horeeyey oo Rasuuladanada ka mid ahaa inaan yeellay Eebaha Raxmaana Kasoboow Ilaahyaal la caabudo.
46وَلَقَدْ أَرْسَلْنَا مُوسَىٰ بِآيَاتِنَا إِلَىٰ فِرْعَوْنَ وَمَلَئِهِ فَقَالَ إِنِّي رَسُولُ رَبِّ الْعَالَمِينَ
Dhab ahaan yaan ugu dirray Nabi Muuse isagoo wata aayaadkanaga xaga Fircoon iyo Jamaacadiisa, wuxuu yidhi anigu waxaan ahay Rasuulkii Eebaha Caalamka.
47فَلَمَّا جَاءَهُم بِآيَاتِنَا إِذَا هُم مِّنْهَا يَضْحَكُونَ
Markuu ulayimid aayadkanaga waxay noqdeen kuwo ku qosla.
Az-ZukhrufLiiska Quraan
89Aayad
MakkiRevelation
45Aayad

Tarjumaad — Az-Zukhruf 45

Suurah Az-Zukhruf Aayad 45 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Warso kuwaan dirray ee kaa horeeyey oo Rasuuladanada ka mid…

Suurah Aayad 45/89 — Suurah Az-Zukhruf الزخرف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Az-Zukhruf Maqal, Suurah Az-Zukhruf Tarjumaad, Suurah Az-Zukhruf mp3, Suurah Az-Zukhruf pdf. Aayad 43–47. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers