Al-Qalam · 10/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَّهِينٍ ۝١٠
Wa laa tuti` kulla hallaa fim maheen
📖 Af-Soomaali
Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 8-12 — Suurah Al-Qalam

8فَلَا تُطِعِ الْمُكَذِّبِينَ
Ee Nabiyow ha maqlin xaq beeniyayaasha (Warkooda).
9وَدُّوا لَوْ تُدْهِنُ فَيُدْهِنُونَ
Waxay jecel yihiin inaad u iilato iyana kuu soo iishaan.
10وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَّهِينٍ
Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.
11هَمَّازٍ مَّشَّاءٍ بِنَمِيمٍ
oo Xanlow ah, isku diraa ah.
12مَّنَّاعٍ لِّلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ
Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah.
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
10Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 10

Suurah Al-Qalam Aayad 10 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.

Suurah Aayad 10/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 8–12. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers