Al-Qalam · 11/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
هَمَّازٍ مَّشَّاءٍ بِنَمِيمٍ ۝١١
Hammaazim mash shaaa`im binameem
📖 Af-Soomaali
oo Xanlow ah, isku diraa ah.

🎧 Maqal


📜 Aayad 9-13 — Suurah Al-Qalam

9وَدُّوا لَوْ تُدْهِنُ فَيُدْهِنُونَ
Waxay jecel yihiin inaad u iilato iyana kuu soo iishaan.
10وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَّهِينٍ
Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.
11هَمَّازٍ مَّشَّاءٍ بِنَمِيمٍ
oo Xanlow ah, isku diraa ah.
12مَّنَّاعٍ لِّلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ
Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah.
13عُتُلٍّ بَعْدَ ذَٰلِكَ زَنِيمٍ
Xumaantana ku madax agad isku dhejisna ah (xumaanlow ah).
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
11Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 11

Suurah Al-Qalam Aayad 11 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : oo Xanlow ah, isku diraa ah.

Suurah Aayad 11/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 9–13. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers