Surah Ash-Shams Carabi iyo Soomaali
Ku akhri Surah-da Ash-Shams tarjumaad Soomaali ah oo dhamaystiran, xarfaha iyo cod-akhriska. Tarjumaad aayad kasta. (15 Aayad — مكية). Ash-Shams Maqal, Ash-Shams Tarjumaad, Ash-Shams mp3, Ash-Shams pdf.Akhri oo Maqal Surah-da Ash-Shams
🎧 Aayad
M
Mishary Rashid Alafasy
✓
Mishary Rashid Alafasy
✓
M
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
Mahmoud Khalil Al-Husary
✓
A
Abdurrahman As-Sudais
✓
Abdurrahman As-Sudais
✓
M
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
Mohamed Siddiq Al-Minshawi
✓
A
Abdul Basit Abdul Samad
✓
Abdul Basit Abdul Samad
✓
A
Ali Al-Hudhaify
✓
Ali Al-Hudhaify
✓
A
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
Ahmed ibn Ali al-Ajamy
✓
A
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
Abu Bakr Ash-Shaatree
✓
M
Muhammad Ayyoub
✓
Muhammad Ayyoub
✓
A
Abdullah Basfar
✓
Abdullah Basfar
✓
A
Abdullah Al-Juhani
✓
Abdullah Al-Juhani
✓
M
Maher Al Muaiqly
✓
Maher Al Muaiqly
✓
—
x1
فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَاهَا ٨
📖 Tarjumaad
Aayad 8
Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba.
وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّاهَا ١٠
📖 Tarjumaad
Aayad 10
Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.
كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَاهَا ١١
📖 Tarjumaad
Aayad 11
Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis.
فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ اللَّهِ نَاقَةَ اللَّهِ وَسُقْيَاهَا ١٣
📖 Tarjumaad
Aayad 13
Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda.
فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنبِهِمْ فَسَوَّاهَا ١٤
📖 Tarjumaad
Aayad 14
Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis.
Akhri Surah Ash-Shams Af-Soomaali – Turjumaad iyo Codsi
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers

