Taa-Haa · 62/135
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Taa-Haa
فَتَنَازَعُوا أَمْرَهُم بَيْنَهُمْ وَأَسَرُّوا النَّجْوَىٰ ۝٦٢
Fatanaaza`ooo amrahum bainahum wa asarrun najwaa
📖 Af-Soomaali
Waxayna ku Doodeen amarkooda dhexdooda wayna faqeen.

🎧 Maqal


📜 Aayad 60-64 — Suurah Taa-Haa

60فَتَوَلَّىٰ فِرْعَوْنُ فَجَمَعَ كَيْدَهُ ثُمَّ أَتَىٰ
Wuuna jeedsaday Fircoon wuxuuna kulmiyey Dhagartiisii wuuna yimid.
61قَالَ لَهُم مُّوسَىٰ وَيْلَكُمْ لَا تَفْتَرُوا عَلَى اللَّهِ كَذِبًا فَيُسْحِتَكُم بِعَذَابٍ ۖ وَقَدْ خَابَ مَنِ افْتَرَىٰ
Wuxuu ku yidhi Muuse Magaciin be ha ku Abuuranina Eebaha korkiisa Been oos idinku Halaago Cadaab, waxaana Khasaaray Ruuxii Been Abuurta.
62فَتَنَازَعُوا أَمْرَهُم بَيْنَهُمْ وَأَسَرُّوا النَّجْوَىٰ
Waxayna ku Doodeen amarkooda dhexdooda wayna faqeen.
63قَالُوا إِنْ هَٰذَانِ لَسَاحِرَانِ يُرِيدَانِ أَن يُخْرِجَاكُم مِّنْ أَرْضِكُم بِسِحْرِهِمَا وَيَذْهَبَا بِطَرِيقَتِكُمُ الْمُثْلَىٰ
Waxayna dheheen Labadani waa Saaxirro waxayna dooni inay Idinkaga Bixiyaan Dhulkiinna Sixirkooda oy la tagaan Dariiqadiinna (Sharaftiinna) Fiican.
64فَأَجْمِعُوا كَيْدَكُمْ ثُمَّ ائْتُوا صَفًّا ۚ وَقَدْ أَفْلَحَ الْيَوْمَ مَنِ اسْتَعْلَىٰ
ee Kulmiya Dhagar (tiinna) Imaadana idinkoo Saf ah waxaa Liibaanay Maanta Ciddii Sarreysee.
Taa-HaaLiiska Quraan
135Aayad
MakkiRevelation
62Aayad

Tarjumaad — Taa-Haa 62

Suurah Taa-Haa Aayad 62 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxayna ku Doodeen amarkooda dhexdooda wayna faqeen.

Suurah Aayad 62/135 — Suurah Taa-Haa طه (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Taa-Haa Maqal, Suurah Taa-Haa Tarjumaad, Suurah Taa-Haa mp3, Suurah Taa-Haa pdf. Aayad 60–64. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers