Ash-Shu'araa · 12/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
قَالَ رَبِّ إِنِّي أَخَافُ أَن يُكَذِّبُونِ ١٢
Transliteration
Qaala Rabbi inneee akhaafu ai yukazziboon
Tarjumaad (Af-Soomaali)
📖 Af-Soomaali
Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse Eebow waxaan ka Cabsan inay I beeniyaan.
Additional reference in Kiswahili
🎧 Maqal
📜 Aayad 10-14 — Suurah Ash-Shu'araa
10وَإِذْ نَادَىٰ رَبُّكَ مُوسَىٰ أَنِ ائْتِ الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ
(Xusuuso) markuu ugu Yeedhay Eebahaa (Nabi) Muuse inuu Aado Qoomka Daalimiinta ah.
11قَوْمَ فِرْعَوْنَ ۚ أَلَا يَتَّقُونَ
Qoomka Fircoon, Maydhawrsadaan.
12قَالَ رَبِّ إِنِّي أَخَافُ أَن يُكَذِّبُونِ
Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse Eebow waxaan ka Cabsan inay I beeniyaan.
13وَيَضِيقُ صَدْرِي وَلَا يَنطَلِقُ لِسَانِي فَأَرْسِلْ إِلَىٰ هَارُونَ
Ooy Cidhiidhyanto Laabtaydu Siina Daysmin Carrabkaygu ee Dir la Jirkayga Haaruun.
14وَلَهُمْ عَلَيَّ ذَنبٌ فَأَخَافُ أَن يَقْتُلُونِ
Waxayna igu Leeyihiin Dambi (Godob) waxaana ka Cabsan inay I dilaan.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
12Aayad
Tarjumaad — Ash-Shu'araa 12
Suurah Ash-Shu'araa Aayad 12 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse Eebow waxaan ka Cabsan inay I…Suurah Aayad 12/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 10–14. Af-Soomaali: Kiswahili.
العربية
English
Bahasa Indonesia
Türkçe
Русский
فارسی
Français
اردو
বাংলা
Deutsch
Español
中文
हिन्दी
Português
Italiano
ภาษาไทย
Polski
Nederlands
Shqip
Kiswahili
O'zbek
தமிழ்
Melayu
Bosanski
Soomaali
Azərbaycan
کوردی
한국어
日本語
Svenska
Dansk
Norsk
پښتو
മലയാളം
සිංහල
Tamazight
Hausa
አማርኛ
Български
Тоҷикӣ
Қазақша
Filipino
سنڌي
Yorùbá
Fulfulde
Татарча
ئۇيغۇرچە
Кыргызча
ਪੰਜਾਬੀ
Jawa
తెలుగు
မြန်မာ
ગુજરાતી
Oromo
मराठी
Tiếng Việt
Malagasy
Нохчийн
Wolof
ދިވެހި
ಕನ್ನಡ
Українська
Ελληνικά
ქართული
ខ្មែរ
دری
Qafar af
Maranao
नेपाली
Quraanka Kariimka
Monday, September 7, 2026
Don't forget us in your sincere prayers








