Ash-Shu'araa · 62/227
Tarjumaad Xarfaha — Ash-Shu'araa
قَالَ كَلَّا ۖ إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ ۝٦٢
Qaala kallaaa inna ma`iya Rabbee sa yahdeen
📖 Af-Soomaali
Wuxuuna Yidhi (Nabi) Muuse Saas ma aha ee Eebahaybaa Ila jira wuuna i Toosin.
🎧 Maqal

📜 Aayad 60-64 — Ash-Shu'araa

60فَأَتْبَعُوهُم مُّشْرِقِينَ
Markaasay Raacen (ka daba Duulcen) Qorrax soo Bixii.
61فَلَمَّا تَرَاءَى الْجَمْعَانِ قَالَ أَصْحَابُ مُوسَىٰ إِنَّا لَمُدْرَكُونَ
Markay isu Muuqdeen Labadii Kooxood waxay Dheheen Asaxaabtii Nabi Muuse Inaga waa Layna Haleelay.
62قَالَ كَلَّا ۖ إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ
Wuxuuna Yidhi (Nabi) Muuse Saas ma aha ee Eebahaybaa Ila jira wuuna i Toosin.
63فَأَوْحَيْنَا إِلَىٰ مُوسَىٰ أَنِ اضْرِب بِّعَصَاكَ الْبَحْرَ ۖ فَانفَلَقَ فَكَانَ كُلُّ فِرْقٍ كَالطَّوْدِ الْعَظِيمِ
Waxaana u Waxyoonay (Nabi) Muuse ku Garaac Ushaada Badda wayna kala Jeexantay Baddii wuxuuna Noqday Jeex kasta Buur wayn oo kale.
64وَأَزْلَفْنَا ثَمَّ الْآخَرِينَ
Waana ku soo Dhawayanay Halkaas kuwii kale (Colkii Fircoon).
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
62Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 62

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 62 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Wuxuuna Yidhi (Nabi) Muuse Saas ma aha ee Eebahaybaa Ila…

Suurah Aayad 62/227 — Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Ash-Shu'araa Maqal, Ash-Shu'araa Tarjumaad, Ash-Shu'araa mp3, Ash-Shu'araa pdf. Aayad 60–64. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers