As-Saaffaat · 22/182
Tarjumaad Xarfaha — As-Saaffaat
۞ احْشُرُوا الَّذِينَ ظَلَمُوا وَأَزْوَاجَهُمْ وَمَا كَانُوا يَعْبُدُونَ ۝٢٢
Uhshurul lazeena zalamoo wa azwaajahum wa maa kaanoo ya`budoon
📖 Af-Soomaali
Kulmiya kuwii daalimiinta ahaa iyo wixii la mid ahaa iyo waxay caabudijireen.
🎧 Maqal

📜 Aayad 20-24 — As-Saaffaat

20وَقَالُوا يَا وَيْلَنَا هَٰذَا يَوْمُ الدِّينِ
Waxayna dhihi gaaladii halaagganaggee kan waa maalintii abaalmarinta.
21هَٰذَا يَوْمُ الْفَصْلِ الَّذِي كُنتُم بِهِ تُكَذِّبُونَ
Waxaana lagu dhihi kani waa maalintii kala bixinta ee aad beeninjirteen.
22۞ احْشُرُوا الَّذِينَ ظَلَمُوا وَأَزْوَاجَهُمْ وَمَا كَانُوا يَعْبُدُونَ
Kulmiya kuwii daalimiinta ahaa iyo wixii la mid ahaa iyo waxay caabudijireen.
23مِن دُونِ اللَّهِ فَاهْدُوهُمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْجَحِيمِ
Oo Eebe ka soo hadhay, tusiyana jidka Jaxiimo.
24وَقِفُوهُمْ ۖ إِنَّهُم مَّسْئُولُونَ
Joojiyana waxbaa la waydiine.
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
22Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 22

Suurah As-Saaffaat Aayad 22 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Kulmiya kuwii daalimiinta ahaa iyo wixii la mid ahaa iyo…

Suurah Aayad 22/182 — As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: As-Saaffaat Maqal, As-Saaffaat Tarjumaad, As-Saaffaat mp3, As-Saaffaat pdf. Aayad 20–24. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers