Az-Zukhruf · 14/89
Tarjumaad Xarfaha — Az-Zukhruf
وَإِنَّا إِلَىٰ رَبِّنَا لَمُنقَلِبُونَ ١٤
Transliteration
Wa innaaa ilaa Rabbinaa lamunqaliboon
Tarjumaad (Af-Soomaali)
📖 Af-Soomaali
Anaguna xagga Eebahanno yaannu u gadoomeynaa.
Additional reference in Kiswahili
🎧 Maqal
📜 Aayad 12-16 — Az-Zukhruf
12وَالَّذِي خَلَقَ الْأَزْوَاجَ كُلَّهَا وَجَعَلَ لَكُم مِّنَ الْفُلْكِ وَالْأَنْعَامِ مَا تَرْكَبُونَ
Waana Eebaha abuuray noocyada dhamaantood idiinkana yeeley Maraakiibta iyo Xoolaha waxaad kortaan.
13لِتَسْتَوُوا عَلَىٰ ظُهُورِهِ ثُمَّ تَذْكُرُوا نِعْمَةَ رَبِّكُمْ إِذَا اسْتَوَيْتُمْ عَلَيْهِ وَتَقُولُوا سُبْحَانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَٰذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ
Inaad ku ekaataan dhabarkeeda markaas aad xusuusataan Nicmada Eebihiin markaad ku ekaataan ood dhahdaan waxaa nasahan Eebaha noosahley tan mana nihin kuwo kara leyligeeda.
14وَإِنَّا إِلَىٰ رَبِّنَا لَمُنقَلِبُونَ
Anaguna xagga Eebahanno yaannu u gadoomeynaa.
15وَجَعَلُوا لَهُ مِنْ عِبَادِهِ جُزْءًا ۚ إِنَّ الْإِنسَانَ لَكَفُورٌ مُّبِينٌ
Waxay uga yeeleen Eebe addoomadiisa qayb, Dadkuna waa gaaloow badane cad.
16أَمِ اتَّخَذَ مِمَّا يَخْلُقُ بَنَاتٍ وَأَصْفَاكُم بِالْبَنِينَ
Miyuu ka yeeshay Eebe wuxuu abuuray qarkood Gabdho, oo idiin doorey Wiilal.
Az-ZukhrufLiiska Quraan
89Aayad
MakkiRevelation
14Aayad
Tarjumaad — Az-Zukhruf 14
Suurah Az-Zukhruf Aayad 14 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Anaguna xagga Eebahanno yaannu u gadoomeynaa.Suurah Aayad 14/89 — Az-Zukhruf الزخرف (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Az-Zukhruf Maqal, Az-Zukhruf Tarjumaad, Az-Zukhruf mp3, Az-Zukhruf pdf. Aayad 12–16. Af-Soomaali: Kiswahili.
العربية
English
Bahasa Indonesia
Türkçe
Русский
فارسی
Français
اردو
বাংলা
Deutsch
Español
中文
हिन्दी
Português
Italiano
ภาษาไทย
Polski
Nederlands
Shqip
Kiswahili
O'zbek
தமிழ்
Melayu
Bosanski
Soomaali
Azərbaycan
کوردی
한국어
日本語
Svenska
Dansk
Norsk
پښتو
മലയാളം
සිංහල
Tamazight
Hausa
አማርኛ
Български
Тоҷикӣ
Қазақша
Filipino
سنڌي
Yorùbá
Fulfulde
Татарча
ئۇيغۇرچە
Кыргызча
ਪੰਜਾਬੀ
Jawa
తెలుగు
မြန်မာ
ગુજરાતી
Oromo
मराठी
Tiếng Việt
Malagasy
Нохчийн
Wolof
ދިވެހި
ಕನ್ನಡ
Українська
Ελληνικά
ქართული
ខ្មែរ
دری
Qafar af
Maranao
नेपाली
Quraanka Kariimka
Tuesday, August 18, 2026
Don't forget us in your sincere prayers








