Al-Qalam · 12/52
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Qalam
مَّنَّاعٍ لِّلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ ۝١٢
Mannaa`il lilkhairi mu`tadin aseem
📖 Af-Soomaali
Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah.

🎧 Maqal


📜 Aayad 10-14 — Suurah Al-Qalam

10وَلَا تُطِعْ كُلَّ حَلَّافٍ مَّهِينٍ
Ha maqlin dhaar badane dhammaantiis oo dullaysan.
11هَمَّازٍ مَّشَّاءٍ بِنَمِيمٍ
oo Xanlow ah, isku diraa ah.
12مَّنَّاعٍ لِّلْخَيْرِ مُعْتَدٍ أَثِيمٍ
Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah.
13عُتُلٍّ بَعْدَ ذَٰلِكَ زَنِيمٍ
Xumaantana ku madax agad isku dhejisna ah (xumaanlow ah).
14أَن كَانَ ذَا مَالٍ وَبَنِينَ
inuu Xoolo iyo Wiilal uu leeyahay darteed (yuu saas u falay).
Al-QalamLiiska Quraan
52Aayad
MakkiRevelation
12Aayad

Tarjumaad — Al-Qalam 12

Suurah Al-Qalam Aayad 12 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Khayrka iyo Xoolahana reebta, gardarrow iyo dambiile ah.

Suurah Aayad 12/52 — Suurah Al-Qalam القلم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Qalam Maqal, Suurah Al-Qalam Tarjumaad, Suurah Al-Qalam mp3, Suurah Al-Qalam pdf. Aayad 10–14. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers