Nuuh · 21/28
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Nuuh
قَالَ نُوحٌ رَّبِّ إِنَّهُمْ عَصَوْنِي وَاتَّبَعُوا مَن لَّمْ يَزِدْهُ مَالُهُ وَوَلَدُهُ إِلَّا خَسَارًا ۝٢١
Qaala Noohur Robbi innahum `asawnee wattaba`oo mal lam yazid hu maaluhoo wa waladuhooo illaa khasaara
📖 Af-Soomaali
(Nabi) Nuux wuxuu yidhi Eebow way I caasiyeen waxayna Raaceen kuwo aan xoolohoodu iyo Carrurtoodu waxaan khasaara ahayn u kordhinaynin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 19-23 — Suurah Nuuh

19وَاللَّهُ جَعَلَ لَكُمُ الْأَرْضَ بِسَاطًا
Eebe waa kan Idiinka yeelay Dhulka gogol.
20لِّتَسْلُكُوا مِنْهَا سُبُلًا فِجَاجًا
Si aad ugu socotaan Dhexdiisa waddooyin waawayn.
21قَالَ نُوحٌ رَّبِّ إِنَّهُمْ عَصَوْنِي وَاتَّبَعُوا مَن لَّمْ يَزِدْهُ مَالُهُ وَوَلَدُهُ إِلَّا خَسَارًا
(Nabi) Nuux wuxuu yidhi Eebow way I caasiyeen waxayna Raaceen kuwo aan xoolohoodu iyo Carrurtoodu waxaan khasaara ahayn u kordhinaynin.
22وَمَكَرُوا مَكْرًا كُبَّارًا
Dhagar waynna way Dhakreen.
23وَقَالُوا لَا تَذَرُنَّ آلِهَتَكُمْ وَلَا تَذَرُنَّ وَدًّا وَلَا سُوَاعًا وَلَا يَغُوثَ وَيَعُوقَ وَنَسْرًا
Waxay isu Dheheen ha ka tagina Ilaahyaalkiinna, hana ka Tagina wuddi iyo suwaax iyo yaguuth, iyo Yacuuq iyo Nasri.
NuuhLiiska Quraan
28Aayad
MakkiRevelation
21Aayad

Tarjumaad — Nuuh 21

Suurah Nuuh Aayad 21 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : (Nabi) Nuux wuxuu yidhi Eebow way I caasiyeen waxayna Raaceen…

Suurah Aayad 21/28 — Suurah Nuuh نوح (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Nuuh Maqal, Suurah Nuuh Tarjumaad, Suurah Nuuh mp3, Suurah Nuuh pdf. Aayad 19–23. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers