Nuuh · 4/28
Tarjumaad Xarfaha — Nuuh
يَغْفِرْ لَكُم مِّن ذُنُوبِكُمْ وَيُؤَخِّرْكُمْ إِلَىٰ أَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ إِنَّ أَجَلَ اللَّهِ إِذَا جَاءَ لَا يُؤَخَّرُ ۖ لَوْ كُنتُمْ تَعْلَمُونَ ۝٤
Yaghfir lakum min zunoobikum wa yu`akhkhirkum ilaaa ajalim musammaa; innaa ajalal laahi izaa jaaa`a laa yu`akhkhar; law kuntum ta`lamoon
📖 Af-Soomaali
Wuu idiin dambi dhaafi wuuna idin dib dhigi ilaa muddo Magacaaban, marka Eebe la yimaaddo ajasha wax dib u dhigi ma jiro haddaad wax ogtihiin.

🎧 Maqal


📜 Aayad 2-6 — Nuuh

2قَالَ يَا قَوْمِ إِنِّي لَكُمْ نَذِيرٌ مُّبِينٌ
Wuxuuna ku yidhi Qoomkayow waxaan idiin ahay dige Cad «oo muuqda»
3أَنِ اعْبُدُوا اللَّهَ وَاتَّقُوهُ وَأَطِيعُونِ
ee Eebe Caabuda kana dhawrsada'anigana i adeeca.
4يَغْفِرْ لَكُم مِّن ذُنُوبِكُمْ وَيُؤَخِّرْكُمْ إِلَىٰ أَجَلٍ مُّسَمًّى ۚ إِنَّ أَجَلَ اللَّهِ إِذَا جَاءَ لَا يُؤَخَّرُ ۖ لَوْ كُنتُمْ تَعْلَمُونَ
Wuu idiin dambi dhaafi wuuna idin dib dhigi ilaa muddo Magacaaban, marka Eebe la yimaaddo ajasha wax dib u dhigi ma jiro haddaad wax ogtihiin.
5قَالَ رَبِّ إِنِّي دَعَوْتُ قَوْمِي لَيْلًا وَنَهَارًا
Nabi Nuux wuxuu yiri Eebbow waan u yeeray Qoomkaygii Habeen iyo dharaar.
6فَلَمْ يَزِدْهُمْ دُعَائِي إِلَّا فِرَارًا
Yeedhiddayduna uma siyaadinin waxaan caraar ahayn.
NuuhLiiska Quraan
28Aayad
MakkiRevelation
4Aayad

Tarjumaad — Nuuh 4

Suurah Nuuh Aayad 4 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Wuu idiin dambi dhaafi wuuna idin dib dhigi ilaa muddo…

Suurah Aayad 4/28 — Nuuh نوح (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Nuuh Maqal, Nuuh Tarjumaad, Nuuh mp3, Nuuh pdf. Aayad 2–6. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers