Al-Jinn · 15/28
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Jinn
وَأَمَّا الْقَاسِطُونَ فَكَانُوا لِجَهَنَّمَ حَطَبًا ۝١٥
Wa ammal qaasitoona fa kaanoo li jahannama hatabaa
📖 Af-Soomaali
Kuwiise xadgudbay waxay ahaan Qoryaha Jahannamo.

🎧 Maqal


📜 Aayad 13-17 — Suurah Al-Jinn

13وَأَنَّا لَمَّا سَمِعْنَا الْهُدَىٰ آمَنَّا بِهِ ۖ فَمَن يُؤْمِن بِرَبِّهِ فَلَا يَخَافُ بَخْسًا وَلَا رَهَقًا
Markaan Maqallay hanuunkana waan Rumaynay, Ruuxii rumeeya Eebihiisana kama yaabo Nusqaan iyo Dulmi Midna.
14وَأَنَّا مِنَّا الْمُسْلِمُونَ وَمِنَّا الْقَاسِطُونَ ۖ فَمَنْ أَسْلَمَ فَأُولَٰئِكَ تَحَرَّوْا رَشَدًا
Waxaa naga mida Muslimiin iyo Kuwo xadgudbay, Ruusiise islaama waa mid ku dadaalay hanuun.
15وَأَمَّا الْقَاسِطُونَ فَكَانُوا لِجَهَنَّمَ حَطَبًا
Kuwiise xadgudbay waxay ahaan Qoryaha Jahannamo.
16وَأَن لَّوِ اسْتَقَامُوا عَلَى الطَّرِيقَةِ لَأَسْقَيْنَاهُم مَّاءً غَدَقًا
Hadday ku toosaan Dadku jidka (wanaagsan) waxaaan ka waraabinlahayn biyo badan.
17لِّنَفْتِنَهُمْ فِيهِ ۚ وَمَن يُعْرِضْ عَن ذِكْرِ رَبِّهِ يَسْلُكْهُ عَذَابًا صَعَدًا
Imtixaan Dartiis, Ruuxii ka Jeedsada Xusidda Eebihiis wuxuu galin cadaab daran.
Al-JinnLiiska Quraan
28Aayad
MakkiRevelation
15Aayad

Tarjumaad — Al-Jinn 15

Suurah Al-Jinn Aayad 15 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Kuwiise xadgudbay waxay ahaan Qoryaha Jahannamo.

Suurah Aayad 15/28 — Suurah Al-Jinn الجن (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Jinn Maqal, Suurah Al-Jinn Tarjumaad, Suurah Al-Jinn mp3, Suurah Al-Jinn pdf. Aayad 13–17. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers