Al-Buruuj · 8/22
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Buruuj
وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَن يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ ۝٨
Wa maa naqamoo minhum illaaa aiyu`minoo billaahil `azeezil Hameed
📖 Af-Soomaali
Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.

🎧 Maqal


📜 Aayad 6-10 — Suurah Al-Buruuj

6إِذْ هُمْ عَلَيْهَا قُعُودٌ
Gaaladiina ay korfadiyeen Godka.
7وَهُمْ عَلَىٰ مَا يَفْعَلُونَ بِالْمُؤْمِنِينَ شُهُودٌ
iyagoo daawan waxa lagu fali Mu'miniinta «oo Jirrabaad ah».
8وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَن يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ
Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.
9الَّذِي لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ
Ee leh Samada iyo Dhulka xukunkooda, Eebana wax walba wuu u jeedaa.
10إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ
Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi.
Al-BuruujLiiska Quraan
22Aayad
MakkiRevelation
8Aayad

Tarjumaad — Al-Buruuj 8

Suurah Al-Buruuj Aayad 8 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen…

Suurah Aayad 8/22 — Suurah Al-Buruuj البروج (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Buruuj Maqal, Suurah Al-Buruuj Tarjumaad, Suurah Al-Buruuj mp3, Suurah Al-Buruuj pdf. Aayad 6–10. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers