Maryam · 67/98
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Maryam
أَوَلَا يَذْكُرُ الْإِنسَانُ أَنَّا خَلَقْنَاهُ مِن قَبْلُ وَلَمْ يَكُ شَيْئًا ۝٦٧
awalaa yazkurul insaanu annaa khalaqnaahu min qablu wa lam yaku shai`aa
📖 Af-Soomaali
miyuuna xusuusanayn dadku anagu inaanu abuuray horay isagoon waxba ahayn.

🎧 Maqal


📜 Aayad 65-69 — Suurah Maryam

65رَّبُّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا فَاعْبُدْهُ وَاصْطَبِرْ لِعِبَادَتِهِ ۚ هَلْ تَعْلَمُ لَهُ سَمِيًّا
waa Eebaha samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhaxeeya ee caabud kuna samir cibaadadiisa, ma u ogtahay Eebe wax la mid ah, (oo la magaca).
66وَيَقُولُ الْإِنسَانُ أَإِذَا مَا مِتُّ لَسَوْفَ أُخْرَجُ حَيًّا
wuxuu dhihi dadkii (gaalka) ma markaan dhinto yaa laysoo bixin anoo nool.
67أَوَلَا يَذْكُرُ الْإِنسَانُ أَنَّا خَلَقْنَاهُ مِن قَبْلُ وَلَمْ يَكُ شَيْئًا
miyuuna xusuusanayn dadku anagu inaanu abuuray horay isagoon waxba ahayn.
68فَوَرَبِّكَ لَنَحْشُرَنَّهُمْ وَالشَّيَاطِينَ ثُمَّ لَنُحْضِرَنَّهُمْ حَوْلَ جَهَنَّمَ جِثِيًّا
Eebahaan ku dhaartaye waannu kulmin iyaga iyo shayaadiinta, waxaana keenaynaa gaararka jahannamo iyagoo fadhiya.
69ثُمَّ لَنَنزِعَنَّ مِن كُلِّ شِيعَةٍ أَيُّهُمْ أَشَدُّ عَلَى الرَّحْمَٰنِ عِتِيًّا
markaas waxaannu ka siiban koox kasta midkooda ugu daran madax adayg (gaalimada).
MaryamLiiska Quraan
98Aayad
MakkiRevelation
67Aayad

Tarjumaad — Maryam 67

Suurah Maryam Aayad 67 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : miyuuna xusuusanayn dadku anagu inaanu abuuray horay isagoon waxba ahayn.

Suurah Aayad 67/98 — Suurah Maryam مريم (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Maryam Maqal, Suurah Maryam Tarjumaad, Suurah Maryam mp3, Suurah Maryam pdf. Aayad 65–69. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, September 8, 2026

Don't forget us in your sincere prayers