Al-Anbiyaa · 67/112
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Al-Anbiyaa
أُفٍّ لَّكُمْ وَلِمَا تَعْبُدُونَ مِن دُونِ اللَّهِ ۖ أَفَلَا تَعْقِلُونَ ۝٦٧
Uffil lakum wa limaa ta`budoona min doonil laah; afalaa ta`qiloon
📖 Af-Soomaali
Ufbaa laydin Yidhi Idinka iyo Waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow Miyeydaan wax kaseyn.

🎧 Maqal


📜 Aayad 65-69 — Suurah Al-Anbiyaa

65ثُمَّ نُكِسُوا عَلَىٰ رُءُوسِهِمْ لَقَدْ عَلِمْتَ مَا هَٰؤُلَاءِ يَنطِقُونَ
Markaasaa Loogadiyey Madaxooda (waxayna Dhaheen) Dhabbaad u Ogtahay inayna kuwani Hadlayn.
66قَالَ أَفَتَعْبُدُونَ مِن دُونِ اللَّهِ مَا لَا يَنفَعُكُمْ شَيْئًا وَلَا يَضُرُّكُمْ
Wuxuu Yidhi ma waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow waxaan Idin Anfacayn waxba idinna Dhibayn.
67أُفٍّ لَّكُمْ وَلِمَا تَعْبُدُونَ مِن دُونِ اللَّهِ ۖ أَفَلَا تَعْقِلُونَ
Ufbaa laydin Yidhi Idinka iyo Waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow Miyeydaan wax kaseyn.
68قَالُوا حَرِّقُوهُ وَانصُرُوا آلِهَتَكُمْ إِن كُنتُمْ فَاعِلِينَ
Waxay Dhaheen Guba una Gargaara Ilaahyadiinna Haddaad wax Falaysaan.
69قُلْنَا يَا نَارُ كُونِي بَرْدًا وَسَلَامًا عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ
Waxan Nidhi Naaray u Noqo Qabow iyo Nabadgalyi Ibraahim.
Al-AnbiyaaLiiska Quraan
112Aayad
MakkiRevelation
67Aayad

Tarjumaad — Al-Anbiyaa 67

Suurah Al-Anbiyaa Aayad 67 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Ufbaa laydin Yidhi Idinka iyo Waxaad Caabudaysaan Eebe ka Sokow…

Suurah Aayad 67/112 — Suurah Al-Anbiyaa الأنبياء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Al-Anbiyaa Maqal, Suurah Al-Anbiyaa Tarjumaad, Suurah Al-Anbiyaa mp3, Suurah Al-Anbiyaa pdf. Aayad 65–69. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers