Al-Mu'minuun · 107/118
Tarjumaad Xarfaha — Al-Mu'minuun
رَبَّنَا أَخْرِجْنَا مِنْهَا فَإِنْ عُدْنَا فَإِنَّا ظَالِمُونَ ۝١٠٧
Rabbanaa akhrijnaa minhaa fa in `udnaa fa innaa zaalimoon
📖 Af-Soomaali
Eebow naga Bixi Xageeda Haddaan u Noqonana Anagaa Daalimiin ah.
🎧 Maqal

📜 Aayad 105-109 — Al-Mu'minuun

105أَلَمْ تَكُنْ آيَاتِي تُتْلَىٰ عَلَيْكُمْ فَكُنتُم بِهَا تُكَذِّبُونَ
(Waxaa lagu Dhihi) Miyeyna ahayn Aayaadkanagu kuwa lagu Akhriyo Korkiinna ood Beenin Jirteen.
106قَالُوا رَبَّنَا غَلَبَتْ عَلَيْنَا شِقْوَتُنَا وَكُنَّا قَوْمًا ضَالِّينَ
Waxay Dhahaan Eebow waxaa naga Adkaatay Xumaantanadii, waxaana ahayn Qaar Dhunsan.
107رَبَّنَا أَخْرِجْنَا مِنْهَا فَإِنْ عُدْنَا فَإِنَّا ظَالِمُونَ
Eebow naga Bixi Xageeda Haddaan u Noqonana Anagaa Daalimiin ah.
108قَالَ اخْسَئُوا فِيهَا وَلَا تُكَلِّمُونِ
Wuxuu Dhahaa Eebe ku Fogaada Dhexdeeda Idinkoo (Dullaysan) hana Ila Hadlina.
109إِنَّهُ كَانَ فَرِيقٌ مِّنْ عِبَادِي يَقُولُونَ رَبَّنَا آمَنَّا فَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا وَأَنتَ خَيْرُ الرَّاحِمِينَ
Waxaa Jirtay in Koox ka mid ah Addoomadayda ay Dhahaan Eebow waan Rumaynay Xaqa ee noo Dhaaf noona Naxariiso Adaa Naxariiste u Khayr Roone.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
107Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 107

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 107 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Eebow naga Bixi Xageeda Haddaan u Noqonana Anagaa Daalimiin ah.

Suurah Aayad 107/118 — Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Al-Mu'minuun Maqal, Al-Mu'minuun Tarjumaad, Al-Mu'minuun mp3, Al-Mu'minuun pdf. Aayad 105–109. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers