Al-Mu'minuun · 47/118
Tarjumaad Xarfaha — Al-Mu'minuun
فَقَالُوا أَنُؤْمِنُ لِبَشَرَيْنِ مِثْلِنَا وَقَوْمُهُمَا لَنَا عَابِدُونَ ۝٤٧
Faqaaloo annu`minu libasharaini mislinaa wa qawmuhumaa lanaa `aabidoon
📖 Af-Soomaali
waxayna dheheen ma waxaanu u rumayn Labo ruux oo nala mid ah Qoomkooduna anaga na Caabudo.
🎧 Maqal

📜 Aayad 45-49 — Al-Mu'minuun

45ثُمَّ أَرْسَلْنَا مُوسَىٰ وَأَخَاهُ هَارُونَ بِآيَاتِنَا وَسُلْطَانٍ مُّبِينٍ
Markaasaan la Diray (Nabi) Muuse iyo Walaalkiis Haaruun Aayadkanagii iyo Xujo Cad.
46إِلَىٰ فِرْعَوْنَ وَمَلَئِهِ فَاسْتَكْبَرُوا وَكَانُوا قَوْمًا عَالِينَ
Xagga Fircoon iyo Jameecadiisii (yaana u dirray) wayna is kibriyeen waxayna ahaayeen Qoom is korraysiiya.
47فَقَالُوا أَنُؤْمِنُ لِبَشَرَيْنِ مِثْلِنَا وَقَوْمُهُمَا لَنَا عَابِدُونَ
waxayna dheheen ma waxaanu u rumayn Labo ruux oo nala mid ah Qoomkooduna anaga na Caabudo.
48فَكَذَّبُوهُمَا فَكَانُوا مِنَ الْمُهْلَكِينَ
Wayna Beeniyeen waxayna Noqdeen kuwo la Halaagay.
49وَلَقَدْ آتَيْنَا مُوسَى الْكِتَابَ لَعَلَّهُمْ يَهْتَدُونَ
Waxaana Siinay (Nabi) Muuse Kitaabka inay Hanuunaan.
Al-Mu'minuunLiiska Quraan
118Aayad
MakkiRevelation
47Aayad

Tarjumaad — Al-Mu'minuun 47

Suurah Al-Mu'minuun Aayad 47 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : waxayna dheheen ma waxaanu u rumayn Labo ruux oo nala…

Suurah Aayad 47/118 — Al-Mu'minuun المؤمنون (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Al-Mu'minuun Maqal, Al-Mu'minuun Tarjumaad, Al-Mu'minuun mp3, Al-Mu'minuun pdf. Aayad 45–49. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Tuesday, August 18, 2026

Don't forget us in your sincere prayers