Ash-Shu'araa · 26/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
قَالَ رَبُّكُمْ وَرَبُّ آبَائِكُمُ الْأَوَّلِينَ ۝٢٦
Qaala Rabbukum wa Rabbu aabaaa`ikumul awwaleen
📖 Af-Soomaali
Wuxuu Yidhi Nabi Muuse waa Eebihiin iyo Eebaha Aabayaalkiinii Hore.

🎧 Maqal


📜 Aayad 24-28 — Suurah Ash-Shu'araa

24قَالَ رَبُّ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ وَمَا بَيْنَهُمَا ۖ إِن كُنتُم مُّوقِنِينَ
Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse waa Eebaha Samooyinka iyo Waxa u Dhaxeeya haddaad wax Yaqiinsanaysaan (Rumaynaysaan).
25قَالَ لِمَنْ حَوْلَهُ أَلَا تَسْتَمِعُونَ
Wuxuu ku Yidhi (Fircoon) kuwii Gaararkiisa ahaa War ma Maqlaysaan.
26قَالَ رَبُّكُمْ وَرَبُّ آبَائِكُمُ الْأَوَّلِينَ
Wuxuu Yidhi Nabi Muuse waa Eebihiin iyo Eebaha Aabayaalkiinii Hore.
27قَالَ إِنَّ رَسُولَكُمُ الَّذِي أُرْسِلَ إِلَيْكُمْ لَمَجْنُونٌ
Wuxuu Yidhi Fircoon Rasuulkiinna laydiin soo diray waa Waalanyahay.
28قَالَ رَبُّ الْمَشْرِقِ وَالْمَغْرِبِ وَمَا بَيْنَهُمَا ۖ إِن كُنتُمْ تَعْقِلُونَ
Wuxuu Yidhi Nabi Muuse waa Eebaha Bari iyo Galbeed iyo Waxa u Dhaxeeya Haddaad wax kasaysaan.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
26Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 26

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 26 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Wuxuu Yidhi Nabi Muuse waa Eebihiin iyo Eebaha Aabayaalkiinii Hore.

Suurah Aayad 26/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 24–28. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers