Ash-Shu'araa · 74/227
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Ash-Shu'araa
قَالُوا بَلْ وَجَدْنَا آبَاءَنَا كَذَٰلِكَ يَفْعَلُونَ ۝٧٤
Qaaloo bal wajadnaaa aabaaa `anaa kazaalika yaf`aloon
📖 Af-Soomaali
Waxay Dheheen waxaan Hellay Aabayaalkanno oo Sidaas Fali.

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 72-76 — Suurah Ash-Shu'araa

72قَالَ هَلْ يَسْمَعُونَكُمْ إِذْ تَدْعُونَ
Wuxuu Yidhi (Nabi Ibraahim) Maydin Maqlayaan markaad Baryeysaan.
73أَوْ يَنفَعُونَكُمْ أَوْ يَضُرُّونَ
Mase idin Anfaci ama idin Dhibi.
74قَالُوا بَلْ وَجَدْنَا آبَاءَنَا كَذَٰلِكَ يَفْعَلُونَ
Waxay Dheheen waxaan Hellay Aabayaalkanno oo Sidaas Fali.
75قَالَ أَفَرَأَيْتُم مَّا كُنتُمْ تَعْبُدُونَ
Wuxuu Yidhi Bal Warrama waxaad Caabudaysaan.
76أَنتُمْ وَآبَاؤُكُمُ الْأَقْدَمُونَ
Idinka iyo Aabayaalkiinii Horeeyey.
Ash-Shu'araaLiiska Quraan
227Aayad
MakkiRevelation
74Aayad

Tarjumaad — Ash-Shu'araa 74

Suurah Ash-Shu'araa Aayad 74 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Waxay Dheheen waxaan Hellay Aabayaalkanno oo Sidaas Fali.

Suurah Aayad 74/227 — Suurah Ash-Shu'araa الشعراء (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Ash-Shu'araa Maqal, Suurah Ash-Shu'araa Tarjumaad, Suurah Ash-Shu'araa mp3, Suurah Ash-Shu'araa pdf. Aayad 72–76. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers