Faadir · 22/45
Tarjumaad Xarfaha — Suurah Faadir
وَمَا يَسْتَوِي الْأَحْيَاءُ وَلَا الْأَمْوَاتُ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُسْمِعُ مَن يَشَاءُ ۖ وَمَا أَنتَ بِمُسْمِعٍ مَّن فِي الْقُبُورِ ۝٢٢
Wa maa yastawil ahyaaa`u wa lal amwaat; innal laaha yusmi`u mai yashaaa`u wa maaa anta bimusi`im man fil quboor
📖 Af-Soomaali
Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintay, Eebana wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doono, mase maqashiin kartid cid qubuur ku sugan (gaaladuna) waa wax dhintay oo kale).

M Mishary Rashid Alafasy ✓
M Mahmoud Khalil Al-Husary ✓
A Abdurrahman As-Sudais ✓
M Mohamed Siddiq Al-Minshawi ✓
A Abdul Basit Abdul Samad ✓
A Ali Al-Hudhaify ✓
A Ahmed ibn Ali al-Ajamy ✓
A Abu Bakr Ash-Shaatree ✓
M Muhammad Ayyoub ✓
A Abdullah Basfar ✓
A Abdullah Al-Juhani ✓
M Maher Al Muaiqly ✓
0:00
0:00


📜 Aayad 20-24 — Suurah Faadir

20وَلَا الظُّلُمَاتُ وَلَا النُّورُ
Mana eka mugdiyo iyo iftiin.
21وَلَا الظِّلُّ وَلَا الْحَرُورُ
Mana eka hoos iyo kulayl.
22وَمَا يَسْتَوِي الْأَحْيَاءُ وَلَا الْأَمْوَاتُ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُسْمِعُ مَن يَشَاءُ ۖ وَمَا أَنتَ بِمُسْمِعٍ مَّن فِي الْقُبُورِ
Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintay, Eebana wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doono, mase maqashiin kartid cid qubuur ku sugan (gaaladuna) waa wax dhintay oo kale).
23إِنْ أَنتَ إِلَّا نَذِيرٌ
Waxaan u dige ahayn ma tihid.
24إِنَّا أَرْسَلْنَاكَ بِالْحَقِّ بَشِيرًا وَنَذِيرًا ۚ وَإِن مِّنْ أُمَّةٍ إِلَّا خَلَا فِيهَا نَذِيرٌ
Annagaa kugu dirray xaq adoo bishaarayn oo digi, umadaan udige loo dirinna ma jirto.
FaadirLiiska Quraan
45Aayad
MakkiRevelation
22Aayad

Tarjumaad — Faadir 22

Suurah Faadir Aayad 22 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintay, Eebana wuxuu wax…

Suurah Aayad 22/45 — Suurah Faadir فاطر (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah Faadir Maqal, Suurah Faadir Tarjumaad, Suurah Faadir mp3, Suurah Faadir pdf. Aayad 20–24. Af-Soomaali: Kiswahili.





Quraanka Kariimka


Monday, September 28, 2026

Don't forget us in your sincere prayers