As-Saaffaat · 65/182
Tarjumaad Xarfaha — Suurah As-Saaffaat
طَلْعُهَا كَأَنَّهُ رُءُوسُ الشَّيَاطِينِ ۝٦٥
Tal`uhaa ka annahoo ru`oosush Shayaateen
📖 Af-Soomaali
Midhaheeduna waxaad moodaa madaxyo shaydaan.

🎧 Maqal


📜 Aayad 63-67 — Suurah As-Saaffaat

63إِنَّا جَعَلْنَاهَا فِتْنَةً لِّلظَّالِمِينَ
Annagaa uga yeelay fitno (imtixaan) daalimiinta.
64إِنَّهَا شَجَرَةٌ تَخْرُجُ فِي أَصْلِ الْجَحِيمِ
Waana geed kasoobaxda gunta jaxiimo.
65طَلْعُهَا كَأَنَّهُ رُءُوسُ الشَّيَاطِينِ
Midhaheeduna waxaad moodaa madaxyo shaydaan.
66فَإِنَّهُمْ لَآكِلُونَ مِنْهَا فَمَالِئُونَ مِنْهَا الْبُطُونَ
Iyaguna (ehelu naarku) waxbay ka cunaan, waxayne ka buuxiyaan caloosha.
67ثُمَّ إِنَّ لَهُمْ عَلَيْهَا لَشَوْبًا مِّنْ حَمِيمٍ
Waxayna kalooy mudan dheehid biyo kulayl daran.
As-SaaffaatLiiska Quraan
182Aayad
MakkiRevelation
65Aayad

Tarjumaad — As-Saaffaat 65

Suurah As-Saaffaat Aayad 65 - Akhri, Maqal, Tarjumaad, Soomaali : Midhaheeduna waxaad moodaa madaxyo shaydaan.

Suurah Aayad 65/182 — Suurah As-Saaffaat الصافات (Makki). Akhri Maqal Tarjumaad (Soomaali). Maqal: Suurah As-Saaffaat Maqal, Suurah As-Saaffaat Tarjumaad, Suurah As-Saaffaat mp3, Suurah As-Saaffaat pdf. Aayad 63–67. Af-Soomaali: Kiswahili.




Quraanka Kariimka


Monday, September 7, 2026

Don't forget us in your sincere prayers